Jeer

Jeer (Hippopotamus amphibious) waa xayawaan ku nool biyaha iyo berrigaba oo Naasley ah.

Waxay u badan tahay webiyada. Waa xayawaan ku nool dhulka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika. Waa xayawaanka saddexaad ee berri-ku-noosha ugu miisaanka culus isagoo weliba aad uga gaaban geriga. Jeertu waxay ku nooshahay webiyada iyo harooyinka.

Jeer
Jeer

Maalintii inta badan waxay ku dhexjirtaa biyaha. Waxay ku rintaa (ku orgootaa) oo ku dhashaa biyaha dhexdooda. Waxay isu raacdaa kooxkoox.



Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

IiraanQabiilada JubalandTaariikhda SoomaaliyaBahda Qoraxdu MidaysayGuriceelMoringa (geed)Boqortooyadii AjuuraanMaaliSurre (beel)Dastuurka SoomaaliyaAxmed IdaajaaKumbuyuutarTogdheerSaldanadii AjuuraanDhaqan SoomaaliYemenIbn KhalduunUraanoSablaaleLiin qarbooshCaruurta Nebi MuxamedIsuduwaha Waqtiga CaalamigaBoqortooyada itoobiyaLondonReer Aw XassanMuslimHaber AwalBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaMuuse BiixiBlackpinkAbwaanCumar bin cabdi caziizDastuurHalganSaldanada GelediMucaad Bin JabalAwdalDegoodiNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayAljeeriyaSomalilandMia KhalifaDagaalkii uxudLiiska ergeda dibloomaasiyiinta ku sugan SoomaaliyaWadajirBeesha Bahabar AadanGuur2024ShawaalShabeellaha HooseMaalinKoonfur AfrikaAf-JiidoMaxamed Cabdule XasanAf-MaayMacluumaadka TeknolojiyaddaDawladii CabaasiyiintaSabiibNebi Aadam C.SGolaha Wasiirada SomalilandSanaagWabiga JubbaM16 (qori)HartiHaramcadFaransiiskaKalandarWiil waalBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaShirkadaha SoomaalidaCaabudwaaqRaage UgaasYarradLacey DuvalleSigaar🡆 More