Jasiirada Marshall

171°16′E / 7.067°N 171.267°E / 7.067; 171.267

Jasiirada Marshall ama Jamhuuriyadda jasiirada Marshall waa wadan jasiirado ah oo ku yaalo Badweynta Baasifik dhinaca qaarada Ooshiyaaniya. jasiiradaan waxaa soo gumeestay dalka Mareykanka, waxoona xornimada siiyay 1986dii. Dhaqaalaha jasiiradaan waxee aad ugu tiirsantahay dhinaca kaluumeesga, waxeena aad ula ganacsataa wadamada mareykanka iyo Jabaan. Jasiiradaan waxa ee soo saarto waxaa ka mid ah kaluunka, saliida, biyaha macaanka,sigaarka iyo saliida timaha. Luqada looga hadlo waa af ingriis.

Jasiirada Marshall
Jasiirada Marshall

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

ReeryoonisMakaahiilIlbiriqsiRiyoUrurka Iskaashiga IslaamkaFanka SoomaalidaBangaladheshMacdanMaakhirAduunkaTaariikhda Badmareenka SoomaalidaArktikMucawiyaLoobageMisirJabaanXoghayaha Guud Qaramada MidoobayIslaamAbwaanXagalCaano ciirSurre (beel)MarqaanweyneWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaAstaamaynJijeeleXayawaanDagaalkii DhufeysyadaSiyaasadda SoomaaliyaJamaykaInternet ExplorerRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaPuntlandHabar YoonisWayteenJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaWebiga MississipiDhirDagaalkii uxudAf-FaransiisXadhig xabsiMadaxweyneyaashii SoomaaliyaDoorashada guud ee Somaliland (2017)QajaarNabi Yacquub C.S.Zeyd Binu XaarithaReer-DarawiishGelediBeesha BahsanbuurLagosAbu BakrDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaAbaajibilSextubeXasharaadSoomaali magaalo-goboleedyadaHeeso SoomaaliQabiilka eyloDigaagAxmed SiilaanyoJowleDayax gacmeedSedex Geesoodka BermudaSoomaaliyaYuhuudaDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964TurkigaAbokor muuseBadweynta HindiyaAfarta xilliCiidanka BaddaBolandJagada Madaxwaynaha SomalilandQaahiroDegoodi🡆 More