Hasiyaam

Hasiyaam


(ingiriis: Hassium) astaanta (Hs) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-toban-iyo-sideed (108). Curiyaha Hasiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 8aad iyo heerka 7aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka d-block.

Curiyahan Hasiyaam waa bir adag, leh midabka naxaasta oo cadaan xiga, oo ka tirsan guruubka Balatiniyaam, kuwaas oo leh astaamo dhaqan falgal aad u hooseeya.

Curiyaha Hasiyaam waxaa loogu magac daray saynisyahan Jarmal ah Hesse. Waana curiye lagu samayn karo laabka (laboratory) - taas macnaheedu waa lama helo curiyahan si dabiici ah. Curiyahan Hasiyaam waa radioactive leh 3 isotope, kan ugu dagani waa 269Hs, taasi oo leh cimri aad u gaaban 9.7 ilbiriqsi. Laakiin isotopeka labaad oon la hubin daganaanshihiisa 277Hs, ayaa leh cimri ka dheer kan hore taasi oo dhan 11 daqiiqad.


Hasiyaam

Hasiyaam


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Waroodka HowlwadaagQorax MadoowaadAntoine GodetBeesha cumar JibriilEratareyaGeedQabyaaladaAafda tahriibkaSoolCabdiraxmaan bin CawfHariinMiyigaNayjeeriyaOogo (dhul)Marinka GardafuulIsuduwe Habka JuqraafigaCusmaan bin CafaanOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960YurubWaraabeNorwayCarabtaDVDHal AbuurCaynabaCunto SoomaaliSaldanadii OgaadeenSuudaanIiraanBaltimoreShiinahaSanaagShilinBiyoShawwalLibaaxHabar GidirMaxamed Cali KalaayDagaalkii (2006–2009)Caa'isha binti AbiibakarJuqraafiHirshabeelleMaxamed Cabdulaahi MaxamedCabdiqaasim SalaadXeer ciiseCusmaan binu CafaanTaariikhda SomalilandBiriqUNESCOQoryooleyFarxiya FiskaDergTower BridgeMia KhalifaGaraadtooyada DaraawiishKoonfurSaaxilLacey DuvalleJuqraafiga SoomaaliyaKanaalka SuweysBu'aaleGobolada SoomaaliyaNebi Maxamed c.sBuulo MareerLiiska magaalooyinka SoomaaliyaSuuradWiki CommonsCilminafsi🡆 More