39°39′30″E / 0.45694°S 39.65833°E / -0.45694; 39.65833
Gaarisa, waa magaalo ku taalo, dalka kiinya ee gobolka Woqooyi bari. Magaalada, waxaa degen qabiilada Ajuuran, dad qiyaastiisu gaareyso ilaa 200,000. Gaarisa waxaa dhaxmaro wabi dheer oo lagu magacaabo wabitana.
Garissa Gaarris Gaarisa Gaarris | |
---|---|
Dalka | Kenya |
Gobolka | Gaarris |
Tirada dadka (2009) | |
• Dhammaan | 119,696 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Wax soosaarka magaalada gaarris, dhinaca Beeraha iyo Xoolaha ayaa dadka Soomaalida ee Degmadaasi degan si wanaagsan ugama faa'iidaysan jirin waxaayna u beec geyn jireen waxsoo saarka xagga Beeraha iyo Xoolaha Wadanka Kiinya Goboladiisa kale ee uu ka koobanyahay, dadkaasi oo lacag adag ku iibsan jiray inta aay dibadda u iibgeeyaan.
1991 wixii ka dambeeyay soomaali fara badan ayaa ka soo hayaantay dhulkoodii soomaaliya kadib markii halkaasi aay ka dhaceen dagaalo sakeeyo, kuwaasi oo ilbaxnimo badan iyo ganacsi kala duwan baray soomaalida ku dhaqan Gobalka waqooyi Barri, gaar ahaan Degmada Gaarris oo aay ku yaalaan 3 xero oo ku xaraysan Qaxooti fara badan oo dhulkoodii ka doo tagay.
dabayaaqadii sanadkii 2006-da, waxaa gobalka waqooyi bari ee Kiinya ka bilaawday Ganacsiga wax soosaarka Beeraha oo dibadda loo beec geeyo, sida Muuska, Cambaha, Babayga, liin Balbeelmada iwm. taas oo ilbaxnimo iyo ganacsi weyn u abuurtay soomaalida Kiinya.
Soomaalida waxaa caado u ah in aay isku daydaan haddii aay arkaan ganacsi cusub oo aayna horey u arag, taas oo caqab ku noqoto kor u socodkii waxqabadkooda hadda dad badan ayaa ku biiray, dadka soomaalida oo aad u fara badan lagana yaabo in aay beecsharadooda hoos u dhogto
Dadka Dego: Magaalada Gaarisa soomaali ayaa kunool.
Faahfaahin Cimilada Garissa | |||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Bilaha | Jan | Feb | Mar | Apr | May | Jun | Jul | Aug | Sep | Oct | Nov | Dec | Sanad |
Kuleel aan darnayn °F (°C) | 98.1 (36.7) | 100 (38) | 100.9 (38.3) | 98.6 (37.0) | 96.4 (35.8) | 93.4 (34.1) | 92.5 (33.6) | 92.8 (33.8) | 95.2 (35.1) | 97.3 (36.3) | 97.2 (36.2) | 95.7 (35.4) | 96.51 (35.84) |
Hoos udhaca kuleelka °F (°C) | 72.7 (22.6) | 73.9 (23.3) | 75.9 (24.4) | 76.1 (24.5) | 73.9 (23.3) | 71.2 (21.8) | 70.2 (21.2) | 70.3 (21.3) | 71.1 (21.7) | 73.6 (23.1) | 74.5 (23.6) | 73.4 (23.0) | 73.07 (22.81) |
Source: Climate-Charts.com |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Gaarisa, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.