Asiyriya

43°18′E / 36.0°N 43.3°E / 36.0; 43.3

Assiriya (Af Carabi : arAf-Laatiin: Assyria Siyriyak: ܐܬܘܪ) waa boqortooyo ka jirtey bariga dhexe wakhtiyadii hore. Waxa boqortooyadani ka bilaabantey webiga Tigris ee waqooyiga deegaanada Mesobotaamiya. Dadka Assiyriyaanku dhowr jeer ayay maamulo boqortooyo samaysteen kuwaas oo ku fiday deeganadii agagaarkooda ahaa.

Asiyriya
Maabka qiyaastii qarnigii 15aad ee Assiyriya

Magaca boqortooyadani wuxuu ka soo unkamey magaalada caasimada u ahayd ee la odhan jirey Aššur taasi oo lagu qiyaaso ineey dhisantay sanadkii 2600 C.H (Ciise Hortii), taasi oo maanta ku beegan waqooyiga gobolka Saladiin ee wadanka Ciraaq. Caasimada maamulka Assiyriya ee Aššur waxay markeedii hore ka mid ahayd boqortooyadii Akkadiyaanka ee ka talin jirey inta u badan deegaanada Mesobotaamiya.

Machadka Oriental ee Jaamacadda Chicago, U.S.A., sannadkii 1921-kii, waxaana la dhammaystiray 90 sano ka dib, sannadkii 2011. Natiijadu waa qaamuuska weyn ee 26-ka qaybood ah ee Assuriya, kaas oo ka kooban in ka badan 9,700 bog. Waxay dabooshaa luuqadaha iyo lahjadaha laga isticmaalo Iiraan, Ciraaq, Suuriya, iyo Turkiga, laga soo bilaabo qarnigii saddexaad BCE. ilaa 100 CE.

Asiyriya

43°18′E / 36.0°N 43.3°E / 36.0; 43.3

Asiyriya

43°18′E / 36.0°N 43.3°E / 36.0; 43.3


Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QoryooleyXisbiga Hantiwadaagga SoomaaliyeedDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedCalanka KhaatumoFaadumo MaandeeqDucooyinka galista SuuligaDharkeenleeyCilmiga bulshadaFalastiinKomishanka Doorashooyinka QarankaAikaHabdhiska DheefshiidkaBeesha Habar CafaanSheekh Yuusuf Al KawnaynCilminafsiMadiinaMayotteIskuqaybinDuqa magaaladaCumaanDhulYurubMaansoDaa'uud XirsiBariga AfrikaBaqalMiyigaBayazid labaadXasan BarsaneCabdi TahliilIiraanAstaanta Calanka CirdhowGuska weynMucammar QadaafiSoomaaliyeedOlivia RodrigoSuugaanta Reer AlmisDhaqanAbella DangerWoqooyiga AmeerikaIsgaarsiintaAfarta jihoCanabBayazid koowaadLuubaanAstaamaynCaliQaramada MidoobayDhirCilmi BoodhariCiidanka Badda SoomaaliyaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaQolobaa CalankeedDuurjoogta SoomaaliyaCasuus (midab)SiilWayback MachineGuAdoonRaage UgaasGanacWarbixin SoomaaliyaDudubleLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaTaariikhda HollandShabeellaha DhexeCabdul-Qadir JilaniHobyoNabi Nuux C.S.LubanToljecleXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibMasar🡆 More