Arktik

Arktik (Af Ingiriis : Arctic; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: /tɪk/) waa deegaanada cidhifka ugu xiga dhinaca waqooyi ee dhulka.

Gobolka Arktik waxay ka kooban tahay Bada Arktik, qeeybo ka mid ah gobolka Alaska (ee ka tirsan wadanka Maraykanka), Kanada, Finland, Griinland, Denmark, Iseland, Norway, Ruushka, iyo Iswidhan. Sidoo kale gobolka Arktik wuxuu ka samaysan yahay bado waawayn oo leh cimilo kala duwan; wakhtiyada qaar noqda baraf marar kale oo sanadka ah diirimaad ah, waxaana deegaanku caan ku yahay dhir yaraanta.

Arktik
Meesha dhacdo Arktik
Arktik
Maabka gobolka Arktik oo la midabeeyay
Arktik
Muuqaal kale oo Arktik
Arktik
Wadanada iyo deegaanada ku yaala iskuwareega Arktik

Gobolka Arktik waxaa lagu sharaxaa waqooyiga Cidhifka Waqooyi (66° 33'N), taasi oo hesha iftiin qorax oo aad u kooban iyo habeeno ka dhaadheer deegaanada kale ee caalamka. Sidoo kale deegaanada Arktik waxaa lagu yaqaanaa qaboow daran sanadka oo dhan; wakhtiga ugu diiran (kulu) waa bisha Luuliyo wakhtigaasi oo heerkulku kaba hooseeyo 10 °C (50 °F).

Guud ahaan, deegaanda Arktik waa mid ka duwan dhamaan nidaamyada hab nololeed ee ka jirta caalamka intiisa kale. Tusaale ahaan, gobolku wuxuu leeyahay tiro dad ah (indigenous people) oo la qabsaday qaboowga xad dhaafka ah ee gobolka kaasi oo aanay ku noolaan karayn dadka kale. Intaas waxaa dheer in sanadahan dambe isbedelka cimiladu saamayn weyn ku yeeshay gobolka. Nolosha deegaanadan waxaa ka mid ah naasleyda badaha, kaluun, noole laga helo gunta badaha iyo xubno yaryar oo kale.


Arktik

Arktik (Af Ingiriis : Arctic; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: /tɪk/) waa deegaanada cidhifka ugu xiga dhinaca waqooyi ee dhulka.

Arktik 
Woqooyi pole

Cidhifka Waqooyi (Ingiriis: North Pole) waa geeska ugu shisheeya ama ugu fog ee waqooyi ee meere. Dunida aan ku nool nahay ee dhulka waxay leedahay labo cidhif oo kala ah Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur ee dhulka.

Cirifka waqooyi ee aduunka waxee ku taalaa waqooyiga aduunka, waa meesha oo aduunka ku dhamaado. Cirifka waqooyi iyo Cirifka Koonfur waa meelaha 6 bilood maalin ah, 6 bilood neh habeen ah.labadaan meelood waa meesha oo aduunka ka wareegto.

Arktik

Arktik (Af Ingiriis : Arctic; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: /tɪk/) waa deegaanada cidhifka ugu xiga dhinaca waqooyi ee dhulka.

Arktik 
Muuqaalka badweynta Arktik iyo agagaarkeeda


Badweynta Arktik (Arctic Ocean) sidoo kale loo yaqaano Badweynta Waqooyi waa badweyn dhacda waaxda waqooyi ee Aduunka taasi oo ku wareegsan gobolka Arktik iyo deegaanada Cidhifka Waqooyi. Sidoo kale badani waa tan ugu yar dhamaan shanta badweyn ee aduunka.

Maadama juquraafi ahaan badani dhacdo gobolka ugu xiga Waqooyiga Dhulka waxay caan ku tahay biyo baraf ah inta ugu badan wakhtiga sanadka. Sidoo kale, marka la barbardhigo badweynta (sida Atlantik iyo Baasifik) xajmiga iyo baaxada Bada Waqooyi waa mid aad u yar oo lagu tirin karo badaha yaryar (sea), laakiin sidaas ay tahay Ururka Juquraafiga Biyaha Caalamka (International Hydrographic Organization "IHO") wuxuu u aqoonsaday badweyn. Muuqalka aduunka marka cirka la joogo waxaa si fiican loo arki karaa badani oo in badan cadaan ah sababtoo ah waa baraf inta ugu badan sanadka.

Si kastaba ha ahaatee, Bada Waqooyi waxaa ku wareegsan Waqooyiga qaarada Aasiya (inta ugu badan wadanka Ruushka), Yurub iyo Waqooyiga Ameerika (wadanka Kanada iyo Gobolka Alaska ee Maraykanka). Tan iyo inta taariikhda lagu hayo biyaha Bada Arktik waxay ahaan jirtey biyo baraf ah, marka laga reebo xiliga gu'ga oo waxyar biyuhu diiri jireen. Sanadahan dambe waxaa isbedel weyn ku yimid heerkulkii lagu yaqaanay biyahan sababo la xidiidha cimilada sii kululaanaysa.

Guud ahaan Badweynta Arktik waxay leedahay biyo aad u badan oo saafi ah, si ka duwan biyaha badaha kale ee dhanaanka ah waxay bada ku jira biyo nadiif ah oo baraf ah.


Arktik

Arktik (Af Ingiriis : Arctic; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: /tɪk/) waa deegaanada cidhifka ugu xiga dhinaca waqooyi ee dhulka.

Deegaanada

Arktik 
Biyaha badaha oo fadhiista wakhtiga jiilaalka
Arktik 
Baraf weyn
Arktik 
Baraf dhalaalaya

Sawiro

Arktik 
Markab ku jira biyaha Arktik
Arktik 
Jaad ka mid ah butida ku nool deegaanka

Maps


Arktik

Arktik (Af Ingiriis : Arctic; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: /tɪk/) waa deegaanada cidhifka ugu xiga dhinaca waqooyi ee dhulka.

Arktik

Arktik (Af Ingiriis : Arctic; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: /tɪk/) waa deegaanada cidhifka ugu xiga dhinaca waqooyi ee dhulka.

Arktik 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Arktik Cidhifka WaqooyiArktik Badweynta Arktik MuuqaalkaArktik Qoraalo KaleArktik TixraacArktikAf CarabiAf IngiriisAlaskaBadBada ArktikBarafCidhifka WaqooyiCimiloDenmarkDhirDhulFinlandGriinlandHelp:IPA for EnglishIselandIswidhanKanadaMaraykankaNorwayRuushka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Diiwaanka Caasimadaha AfrikaDawladii CabaasiyiintaCurudka SamaroobDagaalkii (2006–2009)Shilin SoomaaliAwstriyaKhilaafada IslaamkaBaqdaadCilmi BaarisWax soo saarka gudahaArktikAbsameNiisaabuurGolweynRuwandaGurgura (beel)Madaxweyneyaashii PuntlandXHamsterAmeerikaDhulbareAfrikaIlbiriqsiXayla SiilaasiMeheriIsuduwaha Waqtiga CaalamigaNabi Yaxye C.S.IiraanDowlad HooseWikiWayteenBaasaboorka SoomaaliyaGeed TimirLagosCarabtaMaxkamadda Sare ee SomalilandLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaRaxanweynAxmed CigaalAbooreeyXeer ciiseBaalcad absameBiyoKhaalid bin WaliidCusmaan bin CafaanDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaAbriilXagalHabar GidirBuurAyaanle cayr2006FirefoxSoqotraUdeejeenShiinahaBuurta DaaloDaaroodAw-badeedka KhuuriKubadda CagtaSomaliaDowladii UmawiyiintaNabi Yacquub C.S.Nelson MandelaMakaahiil2007Liiska Jaamacaddaha SoomaaliyaJuqraafiXoghaynta Qaramada MidoobayIsku-buuqaSeediRiyoTamarHaramcadTansaaniya🡆 More