Af-Hebrow

Af-Hebrow, ama Af-Cibri (עברית) Waa mid kamida jeeska Luqadaha Semitiga, waana luqad ay adeegsadaan dad gaadhaya ilaa 7 milyan oo qof.Dadka ugu badan ee luqadan ku hadalaa waxa ay ku noolyihiin dawlada Israa'iil.

      Maqaal Cibri waxay ahayd in lagu daro qodobkan.

Af Hebrawgu waa luqad ka mid ah luqadaha la adeegsado ee caalamka maanta ka jira,laakiin waxa jirta in afkani uu lahaa lahjad aad iyo aad u qadiim ahayd oo aan hada la isticmaalin. Lahjadaas qadiimka ahi waxa kaliya oo loo isticmaalaa kulamada diiniga ha gaar ahaan yuhuuda ayaa u isticmaasha kulamadooda diiniga ha. Waa lqada lagu qoray Kitaabka quduska - kitaabka kiristinka (Bebal).

Af-Hebrow
Luqadaha Semitiga
Af-Hebrow
Luqaddaas magaca Ilaahay waxaa lagu qoray afar shibbane יהוה. Afartaas xaraf oo Cibraaniga ah waa YHWH oo loo yaqaanno Tetragrammaton. Laakiin magaca Ilaahay luqad kasta dhawaaq gooni ah buu leeyahay. Af Soomaaliga dhawaaqaas waa “Yehowah.”

Linkiga Cadaymaha

Tags:

Israa'iilKitaabka quduskaLuqadaha Semitiga

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LabaaleeyMaalinta Dhulka2004Suugaanta SoomaalidaMarqaanweyneMaaliWiil waalDhaqan SoomaaliDigaagAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaMalmalDalalkaDarajooyinka Ciidanka SomalilandAbu BakrSeediShilin SoomaaliSalaaxudiin al-AyyuubiBaddacasBeesha Habar CafaanQoryooleyJubbada DhexeXafsa bint CumarJacaylJarmalkaMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaCaano ciirMaxamed Faarax CaydiidUstareliyaKoonfur AfrikaHaramcadCiidanka Badda SoomaaliyaAf-SoomaaliWaxbarashada SoomaaliyeedXaqiiqAbokor muuseSiyaasadda SoomaaliyaGarxajisWanlaweyn-Carab SaalaxGeelDaahir Rayaale KaahinDhuxulDhuusamareebDishiisheBeesha cumar JibriilAbsameJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaNiisaabuurTamarAngela WhiteQolobaa CalankeedJadwalka CuriyayaashaGalmoDimoqraadiAstaanta Qaranka SomalilandDaangoMaxamuud hartiJacarSoomaalilandKismaayoXisbiga SYLDaa'uud Xirsi2013AbwaanMaxamed SamatarCumar MukhtaarSuugaanStar WarsBeribiyoodCarabtaSaldanadii CadalCiidanka Xooga SoomaaliyaQaawanaanta ee filimantaMuuse Abokor🡆 More