Aamina Xirsi

Aamina Xirsi waa fanaaniintii soo waqtiigii hibo iyo maryam mursal waxay ku soo caan baxday gaal iyo muslim yaa ku leh gabdhayahow oo ay la meteshay maandeeq,sooraan sahra siyaad,iyo axmed gacayte.

riwaayaddi dab jacayl kari oo ay la meteshay dab jacayl kari waa, beeneey ma run baa, ninbo xamar timi ,bidaar sibiq bay kugu gasahaa. ragga ay la heestay waxaa ka mid salax qaasim naaji, cabdulkhadir jubba,axmed cali cigaal, samatar,cabdinaasir macalin, maxamed axmed ,axmed gacayte iyo qaar kale oo badan. heeshaheeda caanka waxaa ka mid ah waah waah, weli gabar ma sheekeeysateen ,qalanjo, ambabaxay socodkaa , caasuqu waddaad ma leh, si yar.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Marinka GardafuulNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayDudubleBiyo-baxOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaDiiwaanka Caasimadaha AfrikaFederaaliisimBeesha hilibi daarandooleDimoqraadiBuulo MareerAbwaanGubtaCabdalle SabdiYurubJuqraafiga SoomaaliyaXaliima MagoolBeerWarbixin SoomaaliyaDegmada Feer-feerHargeysaMalaysiyaMaahmaah Xarafka AFanaaniinta SoomaaliyaAdhiSharciMasarDayaxa raageHindusamHektarCaasimadMasagoGalbeedka AfrikaKismaayoM16 (qori)CanfarBakoolWiki CommonsCidhifSamo ku waarKhilaafada IslaamkaCiidanka Qaranka SomalilandBoosaasoHirshabeelleXarafGalmudugDagaalkii DhufeysyadaMagac1969Dayax gacmeedAyaanle cayrDoonisArjantiinaXasan Sheekh MaxamuudGolweynDylan BesseauCiise (qabiil)Liiska Jaamacaddaha SoomaaliyaWikipedia SoomaaligaAladdin MeierHaaydarojiinFircoonMuxamed bin Muuse al-KhawaarismiGambool(nuur warsameIslaamTaariikhda MogadishuDiridhabeNabi Nuux C.S.Lahjadaha Af SoomaaligaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaGolaha Wasiirada SoomaaliyaBaddacas🡆 More