Aabbeheen

Aabbeheen – salaadda tusaalaha, Tukashaduu Ciise Xertiisii Baray.

Ciise xertiisii wuxuu baray sida loo tukado. Salaadda tusaalaha:

„Aabbahayaga jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado. Boqortooyadaadu ha timaado, doonistaada dhulka ha lagu yeelo sida jannada loogu yeelo. Kibis maalin nagu filan, maanta na sii. Oo naga cafi qaamahayaga sidaannu u cafinnay kuwa noo qaamaysan. Oo jirrabaadda ha noo kaxayn, laakiin sharka naga du. Aamiin.” (Kitaabka quduska, Matayos 6)

Linkiga Cadaymaha

Tags:

Ciise

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Wacbuudhan AbgaalBilaal ibn RibaaxAstaanta Calanka CirdhowLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaMuraad koowaadSaylacKoonfur KarolinaKanaalka SuweysCadaleGalmada dabadaDhedigZeyd Binu XaarithaWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaSuudaanMemory cardZubeyr bin Cawaam R.CXudun (degmo)RamadanSuuradNabiyada IslaamkaCarabiCalanka cirdhowSheekhaal JaziiraMalaku JibriilYarradCaynabaDiinsiSaldanadii HobyoMasiixiyadIlbaxaysiAf-maldahaSilikoonHuriwaaGeri koombeCarabtaEimi FukadaMaxamed MoogeSigaarBoris JohnsonDhiig Yari (aneemiyo)Aladdin MeierISO 3166Bogga HoreMilixGaarisaShaqo la'aanJagada Madaxwaynaha SomalilandMasagoIsbaniaGoogleXarafSanaagAsharaaf sarmaanAf-IngiriisiKhilaafada RaashidiintaWardheerLabaaleeyLionel MessiBaarliinHuruudDiyaarada SoomaaliyaXasan BarsaneWabiga NiilCirjeexWikimediaYemenAadan DaarIsraaiilXamarjajabXulbadDeegaanIlmi boodhari🡆 More