2011

2010 - 2011 - 2012

Sannadka 2011: "Magaca Yehowah ayay isku hallayn doonaan".

„Malaayiin dad ah ayaa dhibane u noqday caddaalad darro, dulmi, masiibo dabiici ah, jirro, faqri, dagaal, iyo dembi, waxaan la kulannaa quudhsi, nacayb, iyo cadaadis. In kasta oo ay jiraan dhibaatooyinka dunida Shaydaanka, kama quusanno. Taa beddelkeeda, waan ku faraxsanahay inaan ogaanno in dhawaan Yehowah soo afjari doono dhammaan silica dhulka. Rajadayada iyo kalsoonidayadu waxay ku tiirsan tahay Ilaaheen. Haah, waxaynu magan galnay Yehowah Kaasoo aan waligiis xumaanin kuwiisa daacadda ah.”

Dhacdooyin

  • 18 may waxa Somaliland laga xusay maalinta dib ulasoo nopqoshada qaranimada.
  • 23 Juun waxaa Soomaaliya laga doortay ra'isul wasaaraha Cabdiweli Maxamed Cali.
  • 26 Juun waxa si aad iyo aad ah looga dabaaldagay dhamaan ama guud ahaan wadanka Somaliland maalinta madax banaanida iyo xornimada Somaliland.
  • 4 Oktoobar – 139 qof ayaa ku dhintay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.
  • 16 Oktoobar – Kenya waxay bilowday faragelin ay ku hayso Soomaaliya.
  • Diseembar 16 – Duufaan kuleyl ah ayaa dulmartay jasiiradda Mindanao, taasoo sababtay fatahaadda. In ka badan 1,000 qof ayaa dhintay.
  • Musiibo-Fukushima 2011
  • Tsunamigii Jabaan ee 2011

Dhalashooyin

Dhimashooyin

Madaxda Aduunka

Tags:

2011 Dhacdooyin2011 Dhalashooyin2011 Dhimashooyin2011 Madaxda Aduunka201120102012

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QuracTulibFarxiya FiskaBeesha reer maxamed Maxad caseJuqraafi1977Khilaafada RaashidiintaXaasaska Nebi MuxamedCilmi BoodhariGobolada SoomaaliyaDastuurka Somaliland2007Beesha cumar JibriilGobolada SomalilandReer Aw XassanShiiq bashiir yuusuf xasanBuula xaajiAxmed Binu XambalDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaYaaqshiidWarshadJadwalka CuriyayaashaKiilogaraamBayolojiJagada Madaxwaynaha SomalilandAwdalNew ZealandQareTaariikhda SomalilandBahabar cabdaleBardhereCiidanka Xooga SoomaaliyaDagaalkii BederSacad MuuseAxmed BideDhuxulHabar JecloDegmooyinka Gobolka BanaadirKoka-KolaWacbuudhan AbgaalDagaalkii Dunida KowaadAdoonSiyaasadBaalcad absameDhaqaallaha SoomaaliyaSheekhaalNabi Luud C.S.Siyaad BarreDawladii Somaliland (1960)Imaam Axmed GurayDirQabiilka eyloDudubleUTC+3GarxajisArktikCilmi BaarisNayroobiMaansoBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaBiimaalIsaaqTiirarka IslaamkaMaxkamadda Sare ee SomalilandCadaleKenyaSoomaali magaalo-goboleedyadaAntarktikaNabi Ibraahiim C.S.Heeso SoomaaliBoqortooyadii WalashmaUstareliyaKangarooBeesha hilibi daarandooleMalaysiyaDaango🡆 More