Erey

Eregu waa mid ka mid ah afka waxa uuna ka koobmaa mid kaliya ama ka badan oo xarfo ah waana shibbane ama shaqal ama xita xarfo isku dhigan oo af-soomaaliga macna sugan ku dhex leh.

Sida (i, af, hoy, geel, abaal, hangool, hangaraarac. Dhammaan waa waxaas waa ereyo kana ugu yarna waa "i" oo ah magac u yeel. Ereygu waa uu yeelan karaa hal xaraf, laba xaraf, saddex xaraf, afar xaraf, shan xaraf, lix xaraf iyo in ka badan.

Astaamaha ereyga

  1. Dhawaaq
  2. In samaynayo macno
  3. kalinimo

Qeybaha ereyga

  1. Magac
  2. Fal
  3. Xaraf

Ereygu tiro ahaan

  1. Fardi
  2. Wadar

Xaaladaha Ereyga

  • Fal (Tagto, Joogto)
  • Magac
  • Sifo (naynaas)
  • Xaalad
  • Mafcuul

eeg sidoo kale

Xaraf

Tixraac

Tags:

Erey Astaamaha ereygaErey Qeybaha ereygaErey gu tiro ahaanErey Xaaladaha gaErey eeg sidoo kaleErey TixraacEreyAfXaraf

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AsharaafSalalTaariikhda SomalilandIsbaniaAfgooyeQoryooleyAw-dhuleedka AfrikaDagaalkii DhufeysyadaDagaalkii ciraaq iyo iiraanDib QalloocMaxamed barreAf-HawsaQareDimishiqBuulo BurdeQolobaa CalankeedWikiMuqdishoDagaalkii XunaynDhagaxQamadiOogo (dhul)CanabTuwitterSuuradMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaBiyoWarta NabadaGadabuursiAw-badeedka KhuuriCeeldheerQajaarUduruxmiin muuse'''Cabdalla Abokor'''UdeejeenDayax MadoowaadMadhibaanGuhaadCadaleTuniRuwaayadXariiradHaaruun AlrashiidDowladii UmawiyiintaNebi Aadam C.SXaasaska Nebi MuxamedDimoqraadiMaxamed Faarax CaydiidGeri koombeNabad-sugidaSoomaalidaWadanada Xubnaha Qaramada MidoobayDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaJuqraafiXasan BarsaneOromoBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaAbu HurayraGobolada SomalilandQaaradahaAikaBariireBaarliinSacuudi CarabiyaDekada BerberaGacan Libaax2024Taariikhda SaxaabadaCagaarshow BCarab SaalaxBoondheereGalcad🡆 More