Software

Software (Af Ingiriis : software ama computer software; Af Carabi : ar‎) waa barnaamijyo dhowr ah oo si wada jir ah u maamula sidoo kale haga aalada Kumbuyuutarka si uu u qabto shaqo cayiman (kooban) ama mid badan oo isku dhafan asaga oo iskiis isku maamulaya ama qof (dad) u soo werinaya.

Softwareka oo luuqada Af Soomaaliga lagu yidhaahdo Barnaamij wuxuu ka kooban yahay qorsheyaal (programs), bots, madbacado wax lagu keeydiyo iyo dhamaan qorshayaasha la xidhiidha ee howsha fududeeya.

Software
LibreOffice

Guud ahaan, softwareku waa barnaamijyo awood uh an siiya kumbuyuutarka inuu qabto how loo cayimey. Software waa erey ingiriis ah, hase ahaatee dalal badan oo aduunka ka mid ah ay isticmaalan. Software:ku wuxuu ka koobmaa labo qeybood ah Application Software iyo Embedded Software.

Software

Software (Af Ingiriis : software ama computer software; Af Carabi : ar‎) waa barnaamijyo dhowr ah oo si wada jir ah u maamula sidoo kale haga aalada Kumbuyuutarka si uu u qabto shaqo cayiman (kooban) ama mid badan oo isku dhafan asaga oo iskiis isku maamulaya ama qof (dad) u soo werinaya.

Software

Software (Af Ingiriis : software ama computer software; Af Carabi : ar‎) waa barnaamijyo dhowr ah oo si wada jir ah u maamula sidoo kale haga aalada Kumbuyuutarka si uu u qabto shaqo cayiman (kooban) ama mid badan oo isku dhafan asaga oo iskiis isku maamulaya ama qof (dad) u soo werinaya.

Tags:

Af CarabiAf IngiriisAf SoomaaliBotKumbuyuutar

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dastuurka SomalilandSaruurBiimaalAsadu-diin shiirkuuItoobiyaSuug (qori)KaadiGeelSaliid MacsaroDishiisheAfgooyeTaariikhda SoomaaliyaAw-dhuleedka AfrikaAxmed BideCiise (qabiil)Mucaad Bin JabalSaldanadii CadalMidowga SofiyetCumar (saxaaba)MadagaskarAntarktikaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaHonjo SuzuWabiga NiilBuula xaajiDhuxulXaqiiqNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayBoqortooyadii DarawiishDawlada ayuubiyiintaMaahmaahBarbeydosCabdullaahi YuusufMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaBooramaCuudWikiSoomaalidaQooleeyDhaqanka SoomaaliFar SoomaaliKiilomitirYaanyuurBuurhakabaSoqotraDhigahaInternetAljeeriyaKoka-KolaSiilFaadumo MaandeeqCanuuniDucooyinka galista SuuligaSomalilandFanka SoomaalidaMarkaXeer ciiseShiiq bashiir yuusuf xasanMaydhMisirBadweynta BaasifigaTurkigaSuugaanLiin dhanaanBeesha BahsanbuurCumar DhuuleMuduloodAw-badeedka KhuuriFC BarcelonaDahabBaargaalBoosaasoMarookoJibriil YoonisMaryamLuul (macdan)🡆 More