Turkiga

w:arc:ܛܘܪܩܝܐ Turkiga (Af-Turki: Türkiye; Af Carabi : ar‎) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Turkiga, waa wadan aad u balaadhan waxa uu ku kala yaala labad qaaradood ee Aasiya iyo Yurub wadanka.

Jamhuuriyadda Turkiga
Türkiga
Turkiga
Hal ku dheg: Egemenlik, kayıtsız şartsız Milletindir,. "Sovereignty unconditionally belongs to the Nation"
Heesta qaranka: İstiklal Marşı, "Independence March"
Turkiga
Location of Turkiga
Magaalo madaxAnkara
39°55′N 32°50′E / 39.917°N 32.833°E / 39.917; 32.833
Magaalada uguwayn Istanbuul
41°1′N 28°57′E / 41.017°N 28.950°E / 41.017; 28.950
Luqadaha rasmiga ah Af-Turki
Qaybaha qoomiyedaha (.)
Dadka Turki
Xukunka Dawalad dhexe Baarlamaan Dastuuri Jamhuuriyad
 -  Madaxweyne Rajab Dayib Erdogaan
 -  Ra'iisul wasaare Bin cali yildrim
 -  Gudoomiyaha baarlamaanka ismaciil kahraman
 -  Gudoomiyaha maxkamadda sare Haşim Kılıç
Sharci dejinta Baarlamaanka Turkiga
Ka timid mid ka mid ah Imbaraatooriyadii cusmaaniyiinta
 -  Heshiiskii Lusaan 24 Luulyo 1923 
 -  Ku dhwaaqista Jamhuuriyad 29 Oktoobar 1923 
Baaxad
 -  Guud ahaan 783,562 km2 (37th)
302,535 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.3
Tirada dadka
 -  2017 qiyaasta 79,463,663. . (18th)
 -  Mugga Dadka 102/km2 (108th)
239.8/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2013 qiyaastii
 -  Guud ahaan $1.358 trilyan. (15th)
 -  Qof qof $18,348. (54th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2012 estimate
 -  Guud ahaan $0.410.257 Trillion (17th)
 -  Calaa qof $10,666. (64nd)
Qaybsiga (2010)negative increase 40.0 (medium / 58th)
Kobaca (2013)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.722 (high / 90th)
Lacagta Turkish liraa (TRY)
Waqtiga EET (UTC+2)
 -  Xagaa (DST) EEST (UTC+3)
Taariikhda dd/mm/yyyy (AD)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka 90
Furaha Internetka .tr

Turkigu waxa uu xuduud la leeyhay Joorjiya, Iiraan, Armiiniya, Azrabijan dhinaca bari dhinaca koonfur waxa uu xuduud kala leeyahay dalalka, Ciraaq Suuriya iyo bada dhexe dhinaca galbeed waxaa ka xiga wadan giriiga iyo wadanka Bulgaariya iyo bada loo yaqaano eeje, dhina waqooyi waxaa ka xiga bada madaw,waxa uu ahaa turkigu mid ay maa musho dawladii cismaaniyuuntu ilaa 1922 markaas oo la sameeyay dawladan turkiga ee aynu manta naqaano, dawladaas oo uu sameeyay ninkii la odhan jiray Mustafa Kemal Atatürki.

Turkiga
Ankara, Turquia

.

Magaca Turkiya

Magaca Turkiya waxa uu kasoo jeedaa laba kalmadood oo laysisaaray oo kala ah kalmada Turk oo ah kalmada tilmaamaysa shacab waynaha Turkiga iyo kalmada iye oo ka hadlaysa wexeenaa markaa magacu macna ahaan waxa uu noqonayaa Turkiyadeena.

Taariikh

Wadanka Turkiga intii kahoraysay sanadkii 1922 waxaa maamulaysa Dawlada Cosmaniya. Kadib markii ay bur burtay Dawladii Suluuqiyiinta waxa samaysamay Dawladi Sismaaniyiinta.

Dawladii Cismaniya iyo Sidii ay ku abuurantay

Wagas oo hee layeela soo dhmays tiira am.

Asalkoodii iyo dawladaasii siday ku abuurantay

economicka
Turkiga  Germany 9.6 %
Turkiga  Great Britain 6.1 %
Turkiga  Iraq 5.6,1 %
Turkiga  United States 5.5 %
Turkiga  Italy 5,.4 %
Turkiga  United Arab Emirates 5.9 %
Otros 50.0 %
Turkiga 
Evolucion territòriala d'Urartu entre 743 e 700 av. JC.

Qorniinka Quduuska ah waxay inoo sheegaan inay webiyada la yiraahdo Yufraad iyo Tigris (Xiddeqel) ay ka yimaaddeen Ceeden. Beerta Ceeden waxaa loo maleeyaa inay ku taallay meel maanta ah bariga Turki. Runtii, beerta Ceeden adduunka bay ku taallay. Ilaahay Aadan buu abuuray oo wuxuu dejiyay beerta Ceeden “inuu falo oo dhawro.”.

Waxa ay kasoojeedeen cismaaniyiintu.. qabiilada.oogooz.oo ah qabiilo kamid ahayd qawmiyada Turkumaanka waxa ay daganaayeen wadanka mangooliyakadib markii ay mangooliyiintu dhibaato u gyastayn waxa ay u yaaceen xagaas iyo Turkiga waxa ay degeen meesha lagu magacaabo.betyeeniya.oo ku taalaa deegaanka anaadool.ee wadanka Turkiga.waxa ay ahyad xiligii suldaan cismaan ardaqal. Ama cusmaankii koobaad.markii u horaysay cismaaniyiintu waxa ay lugohooda dhigeen.dhulka looyaqaano bolkaniska.ee katirsan bariga yurub.cismaaniyiintu waxa ay aad usii fideen kadib markii uu dhacay dagaalkii ka dhacay goobta looyaqaano. Nikobolis oo dhacay sanadii 1389.intaa kadib waxa dhacay dhawr jeer in ay jabaan.laakiin markiidanbe waxa ay lasoonoqdeen haybadoofdii iyo awoodoodii.waxayna aad u xoogaysteen xiligii, muraadkii labaad.oo ahayd.1421-1451. Kadib waxa cyimi suldaan maxamed alfaatix. Oo awooday in uu qabsado giriiga 1453. Waxaan raba in aan wax kabarto turkiga wada nuuce ayaa lomara in tee ayay iguqadane in aan cagaha dhego dalka turkiga casimada Ankara.

IMF

0.98%

Xubin

waddanmah Le Deggan Turkiga



+

sobixitankii.reer.cusmaan

Kadib markii uu dhintay arduqal.waxa dhacday in wiilkiisa cismaan halkiisii loomagacaabay.cismaan ibnu ardoqalna waxa uu dhashay.1258.waxaanuu ahaa aasaaskii dawladan.waxa uu kasoojeeday qabiilada qay.awoowgii oo la odhanjiray suliman shaah ayaa waxa uu soo haajiray xagaas iyo.turkiga.waxaanuu dagay turkiga.maadaama oo uu ahaa cusmaan nin hogaaminaya qabeelo dhan markii uu yimi wadanka turkiga waxa ay sifiican isufahmeen cidii markaas halkaas katalinaysay.kadib waxa ay saaxiibtinimo wanaagsani dhex martay isaga iyo calaa adiin.oo ahaa odaygii ama hogaankii halkaas. Kadib calaa waxa uu suldaan cismaan siiyay.calan cad.oo ahaa calaamd lagu garto raga madaxda ah. Waxa kale oo uu siiyay.magaca ama naanaysta (bik) laga bilaabo 1289.waxa kale oo uu amray in lacagta lagusoo qoro magaciisaa.waxa kale oo uu u magacaabay hogaamiye qaybkamida ciidamadiisa.

Bilawgii cismaaniyiinta

Suldaankii cismaaniyiinta ugu horeeyay waxa uu ku dhashay magaalada (Sogüt) oo ah meel laga maamulo magaalada wayn ee (bin shahiir)sanadii 1258 kadib markii uu dhintay uldaankii halkaas xukumayay ayaa suldaan cismaan loo dooratay in uu noqdo hogaamiye.taasina waxa ya horseeday in ay bilaabmato dawldii cismaniyiintu.waxa uu suldaan cismaan samaystay dawlad adag iyo ciidan aad u awood badan.waxa uu baabiyiyay oo uu gacanta ku dhigay.dawldii giriiga.kadib dawladiisi waxa ay gaadhay dhul aad u balaadhan.oo ay kamid tahay Soomaaliya.cismaaniyuuntu waxa ay islaamka gaadhsiiyiin.badhtamaha yurub.

Turkiga 

Fiditaankii dawlada cismaniyada

Wxa looqaybinkaraa fiditaankii iuyo taariikhdii cismaaniyiinta laba qaybood. qaybta hore waxa ay tahay xilgii horumarka iyo awooda milatari taas oo soo gaadhsiisnayd sanadii 1566 iyo taariikh kale oo ay dawladaasi soo martay xiliyo adag iyo dhibaato siyaasadeed waxaanay soo gaadhsiisanayd sanadii 1683.

Turkiga 

Xiligii horumarka iyo awooda (1453–1566)

Kadib markii uu dhintay suldaan maxamed al-faatex waxa xukunka kumurmay labada wiil ee uu katagay laakiin waxa adkaaaday oo loodoortay boqor boqorka la odhan jiray baayasiid oo ahaa wiil uu katay maxamed al-faatex. kadib walaalkii waxa uu u cararay dhankaas iyo masar halkaas oo uu kaalmo karaadsaday dawladii katalinjiratay masar xiligaas ee Dawladii Mamaaliikta kadib halkaas wuu katagay oo waxa uu aaday dhanka jsiirada Rodes halkaas oo uu iskudayay in uu gacansiiyo ciidamdii hogaamiye diimeedka (Knights Hospitaller) iyo dawladaha reer galbeedka

Taariikhda Turkiga iyo Giriiga

Taariikhdu culays miisaan ayey saartaa xiriirka u dhexeeya Giriigga iyo Turkiga. Giriiggu wuxuu qeyb ka ahaa boqortooyadii Cuthmaaniyiinta, taasoo uu Turkigu laf-dhabar u ahaa markii uu ku dhawaaqay madax bannaanidiisa qarnigii 19-aad.

Turkiga 

Dagaalkii Giriigga iyo Turkiga

Ciidamadii Turkigu waxay la dagaallameen ciidamada Giriigga ee markaas haystay si ay halkaasi uga soo baxdo Jamhuuriyadda Turkiga sannadkii 1920-kii.

Ilaa tobaneeyadii sano ee la soo dhaafay waxay u muuqatay in labada waddan ciidamadoodu ay isku dhici karaan. Laakiin, hadda dad aad u tiro yar ayaa rumaysan in ay waxaasi dhici karaan, xitaa haddii uu kala shaki ku kala dhex jiro labada shacbi.

UN Tiro

792

Dadaalka saaxiibtinnimo

Labada Dawladdadood ee labada dal ee Giriigga iyo Turkigu aad bey u shaqeeyeen si uu mid kasta saaxiibtinnimo uga kasbado midka kale, taasoo weliba sii baahday kaalmadii uu mid kasta siiyey midka kale markii ay dhul-gariirradu ka dheceen halkaasi sannadkii 1999.

Laakiin, haddana weli waxaa jira waxooga mushkilado ah. Jasiiradda qeybsan ee Qubrus ayaa hadda ah meesha ay ka soo burqato dhibaatada u dhexeysa labada dal, waxaana jira arrin si weyn la isugu khilaafsan yahay oo ah jawiga iyo xuquuqda dhul ee badda Aegean-ka taasoo kala qeybisa labada dal, laakiin haddana diblomaasiyiinta labada dal aad bey ugu rajo weyn yihiin kulankooda soo socda.

Rabitaanka Turkiga

Ganacsiga, rabitaanka Turkiga uu ku doonayo in uu ku biiro Midowga Yurub, iyo mustaqbalka Qubrus kaddib markii bishii hore lagu guul-darreystay aftidii lagu mideyn lahaa, ayaa waxaa laga yaabaa in ay ugu waaweyn yihiin waxyaabaha ay ka wada hadli doonaan.

Khilaafka xaggee buu ka imaan karaa?

Qeyb rasmi ah oo ka mid ah booqashada ayaa laga yaabaa in la isku khilaafo. Maalinta Sabtida ah ee soo socota, Mr Erdogan, ayaa Thrace ku booqan doona Bariga Giriigga, meeshasina waxaa deggan ilaa boqol kun oo shacab ah oo ku hadla afka Turkiga, kuwaasoo ka soo haray shacabkii la is-weydaarsaday sannadkii 1920-kii. Qaar badan oo ka mid ah kuwaasi waxay ku baaqaan in la aqoonsado sugnaantooda Turkinnimo, taasoo ay iska diiddo Dawladda Giriigga.

Turkiga 
19. yüzyıl sonlarında Galata Köprüsü ve arka planda Yeni Cami, İstanbul.

]

Deegaanka

Turkiya waxa ay ka koobantahay labada qaaradood ee Yurub iyo Aasiya laakiin intabadan dhulka wadanka yurkigu waxa uu kuyaalaa qaarada Aasiya. wadanka Turkiya wqaxa uu kufiadhiyaa dhula gaadhaya ilaa 783,562 oo iskuweera

Tirada Dadka

Markii ugu horaysay ee tirakoob lagusameeyaa waxa ay ahayd sanadkii 2009 markaas oo ay dadku noqdeen ilaa 67,803,927

Diinta

Ciidamada

Ciidamada wadanka turkiya waxa ay ka koobanyihiin ciidamada cirka Dhulka iyo badda.xiliga nabada waxa lagutilmaamaa in ay hoos yimaadsaan wasaarada aramiha gudaha. Intaa waxaa dheer ciidamada booliska iyo jandarmaariga oo xiliga dagaalkana waxa ay hoostagaan wasaarada difaaca,ciidamada Turkigu waa ciidanka labaad ee kujira Gaashaanbuurta NATO marka maraykanka lagayimaado.ciidamada turkiga waxaa laguqiyaasaa in kabadan hal milyan iyo badh.qofkasta oo turkiya waxa qasab ku ah in uu soo maro adeega ciidanimo sadex todobaad ilaa 18 bilood.

Luqada Turkiga

laqada Turkiga waa mid kamida luqadaha turkiga ee looyaqaano in ay yihiin amaba kasoo jeedaan bah luqeedaka looyaqaano Altis intii ka horaysay waxa afka turkiga lagu qorui jiray farta carabiga.waxaana luqadaas u badanaa kalmado kasoo jeeda Faaris iyo carabi.laakiin Jamhuuriyiintii talada lawareegtay ee uu madaxda u ahaa Mustafa Kemal Atatürk, ayaa kadanbeeyay in afka Turkiga lagu qoro farta laatiinka ah ee maanta loo isticmaalo.daadka kuhadla luqada turkiga waxa lagu qiyaasaa ilaa 130 milyan oo qof oo kukal nool in kabadan ilaa 15 wadan.


sido kale fiiri


Dalalka Yurub Turkiga 
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki

Tixraac

Tags:

Turkiga Magaca TurkiyaTurkiga TaariikhTurkiga Dawladii Cismaniya iyo Sidii ay ku abuurantayTurkiga Asalkoodii iyo dawladaasii siday ku abuurantayTurkiga XubinTurkiga waddanmah Le Deggan Turkiga sobixitankii.reer.cusmaanTurkiga Bilawgii cismaaniyiintaTurkiga Fiditaankii dawlada cismaniyadaTurkiga Taariikhda iyo GiriigaTurkiga Dagaalkii Giriigga iyo Turkiga UN TiroTurkiga DeegaankaTurkiga Tirada DadkaTurkiga DiintaTurkiga CiidamadaTurkiga Luqada Turkiga sido kale fiiriTurkiga TixraacTurkigaAasiyaAf CarabiAf-TurkiYurubw:arc:ܛܘܪܩܝܐ

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

RaxanweynBoolo-badeedSaruurCarabtaOgaadeen (beel)Nabi Nuux C.S.Liiska Jaamacaddaha SoomaaliyaUrdunHilibi MaxamedXaasaska Nebi MuxamedAf-IngiriisiHartiXaraf11Eimi FukadaCabdiqaasim SalaadCasuus (midab)Qalab muusigCiidanka Booliska SomalilandAbooreeyMaxamed CawaaleShabeelBiyoBaasaboorka SoomaaliyaDagaalkii xoraynta ogadenCiid al-FitrBuulo BurdeUgbaad AragsanSaldanadii MajeerteenMaxmuud SangubDiyaaradCanuuniZubeyr bin Cawaam R.CQuracDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaFranceFidel CastaroDuurjoogta SoomaaliyaQaahiroUdeejeenManchester City FCFarta BooramaBerberaXikmada Nolosha iyo FarxadaHiraabShillin SomalilandGarreXarardheereMowjadCabdiraxmaan SayliciDhaqaallaha SoomaaliyaAw-dhuleedka AfrikaMaykorosoftiMaxamed Cabdule XasanBuq aqableRaaxoCumar samatarHonjo SuzuTurkigaCeel BuurLoobageNebi Aadam C.SMaxamed Faarax CaydiidXasan Aadan SamatarCilmi BaarisWaxbarashada SoomaaliyeedAntoine GodetWoqooyiga AmeerikaDhigahaRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaXasan Sheekh MaxamuudDawladii Cabaasiyiinta🡆 More