Gmail

Gmail (loogu dhawaaqo Jiimayl) waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.

Isticmaalayaasha adeegan waxay gmail ku isticmaalaan adeega loo yaqaan HTTPS ee amaanka ah, adeega loo yaqaano "Post Office Protocol" (POP3) ama nidaamka fariin dirista ee internetka (IMAP4). Adeega gmail wuxuu hawada soo galay 7 Febraayo, 2007 inkastoo uu daciif ahaa wakhtigaasi. Waxa horumarin lagu sameeyay 7 Luuliyo, 2009 wakhtigaasi oo lagu soo daray gmail adeegyo badan oo casri ah. Sidoo kale wakhtigani ayaa Shirkada Google horumarin laxaadleh ku samaysay dhamaan adeegyada kala duwan ee shirkada.Gmail adeegyo kala duwan

Gmail
Gmail
Cinwaankamail.google.com
Ganacsi?Haa
Nooca siteWebmail
Diiwaan-gelinKhasab
Diyaar ku ah72 luuqadood
Isticmaalayaasha900 milyan (Maayo 2015)
Content licenseProprietary software
Written inJava, JavaScript, Ajax (UI)
MulkiilahaGoogle
FarsamadaPaul Buchheit
La bilaabay isticmaalkaApril 1, 2004, Abriil 1, 2004; 20 sanadood ka hor (2004-04-01)
Alexa garaadopositive decrease 89 (April 2015)
HadaOnline

Gmail

Gmail (loogu dhawaaqo Jiimayl) waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.

Gmail

Gmail (loogu dhawaaqo Jiimayl) waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.

Gmail

Gmail (loogu dhawaaqo Jiimayl) waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.

Gmail

Gmail (loogu dhawaaqo Jiimayl) waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.

Gmail

Gmail (loogu dhawaaqo Jiimayl) waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.

Tags:

Gmail Muuqaalka Gmail Adeega Gmail Shirkada GoogleGmail Maqaalo la Mid ahGmail TixraacGmailEmailFebraayoGoogleInternetLuuliyoShirkada Google

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

'''Cabdalla Abokor'''Aw-badeedka SaacadiinBuq aqableImaam Axmed GurayKacbadaHonolulu, HawaiiJuqraafiga SoomaaliyaIsbaniaSurre (beel)Saldanadii AjuuraanDhulbareBadweynBooramaMurtiGabayMeereNebi Maxamed c.sMareexaanSaldanadii MajeerteenWabiga JubbaMagacyada SoomaaliyeedDaa'uud XirsiDegmooyinka Gobolka BanaadirDagaalkii XunaynAfarta xilliDayaxa meereTalyaanigaFarxiya FiskaWarta NabadaMudugMarookoAdolf HitlerBaydhaboGeed HindiOtismoAK-47CeelafweynDiiwaanka Caasimadaha AfrikaRaxanweynBariga AfrikaFaysbuugMaxamuudsaleebaanCaruurta Nebi MuxamedQolfoofta DadkaDagaalkii Dunida KowaadAwrtableShimbirMoskowUrdunSicir bararWarsangaliHowraarsame AmaanreerTamarSextubeSheeko SoomaaliCilmi BaarisDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedJabuuti (magaalo)AfbarwaaqoDabareMuuse BiixiWardheerSSDFCumar samatarGudniinka FircoonigaSaliid MacsaroSamaaleBakoolDigirQoraxDagaalkii BederAbokor muuse🡆 More