Biyoxidheen

Biyoxidheen (Af Ingiriis : dam; Af Carabi : ar‎) waa dhisme weyn oo ka samaysan dhagaxaan, biro iyo qalab kale oo badan kaasi oo loogu tallo galay in uu celiyo qulqulka biyaha socda.

Biyoxidheenada waxaa loo dhisaa sababo badan oo ka mid tahay in laga sameeyo il biyo dadku isticmaalaan, laga sameeyo koronto, laga waraabiyo beeraha waaweyn iyo in la maamulo socodka iyo jihada biyaha.

Biyoxidheen
Biyoxidheen ku yaala Maraykanka.

Biyoxidheenadu waxay ka mid yihiin kaabayaasha bulshada kuwaasi oo laga helo waxyaabaha aasaasiga ah ee isku xidha isla markaana u adeega magaalo, degmo, gobol, wadan iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, kaabayaashu waxay u adeegan ama isku xidhaan bulshada waxayna saldhig u yihiin koboca dhaqaale iyo guud ahaan isku socodka shaqada.

Hordhac

Biyoxidheenku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha dabiiciga ah ee dadku uga faa'iideeystaan siyaabo badan. Waa marka horee, biyoxidheenadu waxay sameeyaan biyo keydsan oo dadka iyo xayawaanku isticmaali karaan. Sidoo kale, waxaa laga sameeyaa korontada biyaha oo ah hab raqiis ah oo lagu sameeyo koronto.

Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Biyoxidheen 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Biyoxidheen HordhacBiyoxidheen MuuqaaloBiyoxidheen Sidoo kale fiiriBiyoxidheen XigashoBiyoxidheenAf CarabiAf IngiriisBeerBirBiyoDhagaxDhismeKoronto

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

ArdogrolMemory cardKhilaafada IslaamkaBeesha cumar JibriilLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaMeheriNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayPuntlandFalastiinCilminafsiTiyeegloowMagacyada SoomaaliyeedFeedh (ciyaar)SiilJubalandAduunkaMaamulgoboleedka SoomaaliyaQolobaa CalankeedDayaxAf Soomaali'''Cabdalla Abokor'''MaxamuudsaleebaanIsbaniaDubayIsmaaciil Cumar GeelleIndunisiyaDuqa magaaladaLeeb iyo qaansoDhiig Yari (aneemiyo)Xisbi siyaasadHabar JecloQaxootiDalia MubarakCilmi BoodhariSigaarOgadenCabdilmalik bin marwaanShiinahaNabi Nuux C.S.QoryooleyHaber AwalRaxanweynBuurta DaaloBeesha BahoDagaalkii uxudSalaaxudiin al-AyyuubiShiikh Cabdiraxmaan Shiikh NuurWikiShariif AxmedSalaada CasirLoobageLoolDegmooyinka Gobolka BanaadirKalandarka MiilaadigaGobolada MidoobayMurtiGarooweMuqdishoSunny LeoneAmeerikada koonfureedSuugaanta SoomaalidaQaahiro2001ToljecleDiin-dhuleedShimbirSiigeysiSadaam XuseenHabar ejiXoghayaha Guud Qaramada MidoobayItoobiyaQabyaaladaWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaGarxajisXorta ahShaydaanHindiya🡆 More