'Baariis'Paris}}) ama loo yaqaano magaalada iftiinka, Af Faransiis : La Ville-Lumière.
Waa magaalo madaxda dalka Faransiiska. Baariis waxay ukala qeybsantahay 20 xaafadood, shacabka neh waxee gaarayaan, ilaa 13.5 milyan oo qof. xaafadkastaana waxa ay u qaybsantaa afar qaybood waxa magalada maamula maayarka dawlada hoose waxa ay kutaalaa Baariis wabiga siin waxa ay leedahay laba gagi diyaradeed oo kal ah (Paris-Charles de Gaulle Airport, iyo Beauvais-Tillé Airport) baariis wax ladeho ma jirto waxaa weeyaan paris wexeena ku taala frans. waa magalada dunida ugu dalxiska badan sanadihi,2000 waxa PARISH dalxis u yimi in ka badan 30 milyan o dalxisyal ah wa magalada jacaylka waxay can ku tahay raxada iyo cadarada waxa ku yala musiyamka calamka ugu wayn Louvre o u yalo,sawir gacmedka qaliga ah e Mona Lisa
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Baariis, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.