1978

1977 - 1978 - 1979 Waxaa wax iska bedelay dalka soomaaliya tan iyo markii ay burburtay dowladii mxamad siyaad bare taasoo aan moodno in uu dalka tilaabsaday wax yaabo aan wali la arak gaar ahaan caasimada muqdisho mida ugu horeysa aytahay xsiloonida iyo reenreenta kajirta magaalada muqdisho waqtigaan inkabadan 21sano ayaa waxaan la arag haweenee soomaaliyeed oo gacanteeda gaari kukaxeesaneysa in hadda lagu arkaayo magaalda muqdisho waxaa aad usoo badanaayo dhismaha caalamig ah oo ay dad ku kuqurxinayaan guryahoodii waxaakaloo iyaduna kamarneyn in ay soolaabanayaan qurbajoogta soomaaliyeed nabadgelyada darteed inkastoo dhowr sano kahor laga cararijiray ayaa hdda alle waxa uu idmay in loo soo carraco dalkeena soomaaliya taasi waxaa tusaale u ah wax qabadka dowlada soomliya tan iyo intii ay luga laabatay dowladii siyaad bare ayaa waxaa dlka soomaaliya laga aqoon sady aduunka intiisabadan waxaa isa sootaraaya dhaqaalaha dalka oo dib usoonoqonaaya iyo shacabka oo aad ugu qanacsan dalkooda iyo dowladoodaba iyagoon laga dareemaya in ay firfircooni iyo farxad ugu baryo waaga.

Dhacdooyin

Dhalashooyin

Dhimashooyin

Madaxda Aduunka

Tags:

1978 Dhacdooyin1978 Dhalashooyin1978 Dhimashooyin1978 Madaxda Aduunka197819771979Soomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Kolinda Grabar-KitarovićGarreSoomaaliyaAbaajibilSimbaabwiRee XasanHabar YoonisMaxamed Cabdule XasanJadwalka CuriyayaashaNabi Muuse C.S.Filimada qooq-kobcintaAbu BakrJijeeleMushaharQajaarSextubeSurre (beel)Juqraafiga SoomaaliyaUdeejeenNaasleyBanaadirXulbadMadaxweyneyaashii SoomaaliyaHabar GidirSalaada CasirHTMLKuuleeyBuurhakabaWaaciyeFaransiiskaKeenisyoReer BaraaweRuwandaIiraanGooryaankaZeyd Binu XaarithaKoonfur GalbeedDadCali WarsameMidabSomalilandSoomaaliHaaruun AlrashiidMasjidka NabigaSanaagSomaliaXawaadleCayr (beel)PuntlandAf-TaliyaaniKismaayoXaasaska Nebi MuxamedMalmalJack MaBarasiilGaaljecelGuriceelDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedFiyetnamDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaReexaanUgbaad AragsanWarshada Dharka ee BalacadMobileSooraan ismaaciil suguleCumar FaaruuqQoraaLaasqorayMasarBooramaHodan🡆 More