Aw-Badeedka Qabrus

Jasiirada Qabrus (Ingiriisi: Cyprus), beddelaada: (Qabrus),(Saybrus),(Kibris) ama Jamhuuriyadda Qabrus, waa wadan yar oo jasiirad ah, wadankaan waxaa degan labo qoomiyadood oo u kala dhashtay wadamada Giriig iyo Turkiga.

labadaan qoomiyadood markii hore waxaa ka dhaxeen jiray colaad, isla markaas neh 1974ti waxaa wadanka soo galay ciidamo ka socdo wadanka Turkiga, waxeena qabsadeen woqooyiga Qabrus oo ah meesha ee ku badantahay turkida, waqtigaas ka dib, jasiirada labo ayee u kala qeebsamtay, dadka badankooda ama kuwa giriiga ah waxee u guureen koonfurta. Jasiirada waxee yeelatay Labo maamul oo kala ah kuwa turkida iyo kuwa giriiga. Jasiiradaan maanta waxee u shaqeesaa dhinaca dalxiiska, waxeena ka tirsantahay qaarada Yurub.

Republic of Cyprus
Κυπριακή Δημοκρατία  (Af-Giriik)
Kıbrıs Cumhuriyeti  (Af-Turkish)
Aw-Badeedka Qabrus File:File:Coat of arms of Cyprus (old).svg
Heesta qaranka: Ὕμνος εἰς τὴν Ἐλευθερίαν
"Hymn to Liberty"
Goobta Qubrus (sawirka midigta hoose), oo muujinaya Jamhuuriyadda Qubrus oo cagaar madow ah iyo jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday ee Waqooyiga Qubrus oo cagaar dhalaalaysa, iyo inta kale ee [[Midowga Yurub]]
Goobta Qubrus (sawirka midigta hoose), oo muujinaya Jamhuuriyadda Qubrus oo cagaar madow ah iyo jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday ee Waqooyiga Qubrus oo cagaar dhalaalaysa, iyo inta kale ee [[Midowga Yurub]]
Goobta Qubrus (sawirka midigta hoose), oo muujinaya Jamhuuriyadda Qubrus oo cagaar madow ah iyo jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday ee Waqooyiga Qubrus oo cagaar dhalaalaysa, iyo inta kale ee [[Midowga Yurub]]
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Nicosia  
Luqadaha rasmiga ah
  • Greek
  • Turkish
Minority languages
  • Armenian
  • Cypriot Arabic
Af-yaqaan
  • Giriiga Qubrus
  • Turkiga Qubrus
Qaybaha qoomiyedaha
  • Giriiga Qubrus
  • Turkiga Qubrus
  • Armeeniyaan
  • Maroniit
Dadka Cypriot/Cypriote
Xukunka Midaysan, madaxweyne
 -  Madaxweynaha Nicos Anastasiades
 -  Madaxweyne ku xigeenka Vacant
 -  President of the Parliament Demetris Syllouris
Sharci dejinta House of Representatives
Independence from the United Kingdom
 -  London-Zürich Agreements 19 February 1959 
 -  Independence proclaimed 16 August 1960 
 -  Independence Day 1 October 1960 
 -  Joined the European Union 1 May 2004 
Baaxad
 -  Total 9,251 km2 (162nd)
3,572 sq mi 
 -  Biyo (%) 9
Tirada dadka
 -  2021 qiyaasta 1,244,188 (158th)
 -  2011 Tirakoob 838,897
 -  Mugga Dadka 123.4/km2 (82nd)
319.5/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2016 qiyaastii
 -  Guud ahaan $29.666 billion (126th)
 -  Qof qof $34,970 (35th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2016 estimate
 -  Guud ahaan $19.810 billion (114th)
 -  Calaa qof $23,352 (33rd)
Qaybsiga (2015)positive decrease 33.6 (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.856 (very high / 33rd)
Lacagta Euro (EUR)
Waqtiga EET (UTC+2)
 -  Xagaa (DST) EEST (UTC+3)
Wadista Baabuurta left
Thiinada telka +357
Furaha Internetka .cy

33°E / 35°N 33°E / 35; 33

Aw-Badeedka Qabrus
Aw-Badeedka Qabrus

Tixraacyada

Aw-Badeedka Qabrus  Liiska wadamada Galbeedka Aasiya Aw-Badeedka Qabrus 

Armania | Aserbiijaan | Baxrayn | Qabrus | Masar | Georgia | Iiraan | Ciraaq | Urdun | Kuwayt | Lubnaan | Cumaan | Falastiin | Qatar | Sacuudi Carabiya | Suuriya | Turkiga | Imaaraadka Carabta | Yemen


Tags:

1974GiriigTurkiYurub

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dhaqan SoomaaliTiyeegloowJacaylSabuurMuduloodBaabiylooniyaKarkaarBaskin-RobbinsGadabuursiNabi Yacquub C.S.BakeyleMadaxweyneyaashii PuntlandOregonCiidanka Nabadsugida SoomaaliyaGurgura (beel)GaarisaKaaraanCiidanka Badda SoomaaliyaGuurAfdhere JamaBiciideMadiinaSaambiyaKumbuyuutarDhigahaLionel MessiWarbixin SoomaaliyaIslaamCabdalle SabdiRasuulMasiixiyadGaaljecelMoskowShiicaTaariikhda SaxaabadaMasjidka NabigaAadan DaarCagaarshow CDhishiike (qori)Maroodi JeexXeebta FoolmaroodiAbsameCabdulaahi bin mascuudXoghayaha Guud Qaramada MidoobayWikipediaDameerSiigeysiDadka SoomaalidaBaayCeresMia KhalifaImaaraatka CarabtaKalandarka IslaamkaPuntlandDalia MubarakWikipedia SoomaaligaGooryaankaCiraaqAadan Cabdulle CusmaanXeer ciiseIndunisiyaSiyaad BarreGaalkacyoMaamulgoboleedka SoomaaliyaCali BanfasHirshabeelleQorax MadoowaadMaahmaahAbkhaziaDhoobo'''Cabdalla Abokor'''Cumar (saxaaba)DharkeenleeyRaas CaseyrHaaruun AlrashiidGuriceel🡆 More