Malaawi

33°42′E / 13.950°S 33.700°E / -13.950; 33.700

Republic of Malawi (en)
Dziko la Malaŵi (rw)
République du Malawi (fr)
Calanka Malaawi Astaannta Qaranka ee Malaawi
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Location of Malaawi
Location of Malaawi
Caasimada Blantyre
Malaawi
Malaawi

Malaawi waa wadan ku yaala qaarada Afrika waxa hore u gumaysan jiray ingiriiska.waxa ay gumaysiga ka madaxbanaanaatay sanadii 1964 (Hastings Kamuzu Banda).

Halka ay kutaalo

Malaawi waxa ay kutaalaa koonfur galbeed qaarada Afrika waxaana u caasimada magaalada Lilongwe dhanka waqooyi waxa kaxiga wadanka Tansaaniya waqooyi barina waxa kaxiga Musanbiig bariga iyo koonfurna waxa kaxiga wadanka Saambiya dhinaca bari waxa kaga taala Harada malaawi malaawi waa wadan yar mana laha wax bada.

Dhulka

Malaawi bed ahaan waxa ayleegtahay (118,5000) oo iskuwareeg ah.caasimadna waxa u ah magaalda Lilongwe.waxa wadankan qayb aad uwayn kaqaadata harada malaawi. goobta ay malaawi kutaalaa wa meel aad iyo aad u quruxbadan

Dadka

dadka kunool malaawi waxa ay kakoobanyihiin qabiilooyin afrikaana oo kaladuwan. dadka kunool malaawi waxa laguqiyaasaa ilaa (7,878,000)oo qof dadka islaamka ah ee kunool malaawei waxa ay gaadhayaan ilaa (7,878,000)kun oo qof,dadka malaawi kunooli waa beera lay 82% beeralayda malaawi waxa ay beertaan 70% tubaako

waa wadanka ay kadhacaan xatooyada ugu calaamka police-ka dalka ayaa ka mida ku si xun uladhaqma dadka kunool

Xubin


Tags:

Malaawi Halka ay kutaaloMalaawi DhulkaMalaawi DadkaMalaawi XubinMalaawiGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

QaahiroXarafGaraadtooyada DaraawiishCabdalle SabdiJaamacadda LafooleBeesha shanaadFircoonAlleCalanKhaalid bin WaliidMarkaWaqooyiga AfrikaCilmi BoodhariXasanKaaraanCiidanka BaddaGobolada MidoobayAbsameCunto SoomaaliFar SoomaaliShabeellaha HooseNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayAstaamaynGeed HindiMaxamed SamatarSilcis (beel)CeerigaaboGuurXamarweyneWaxbarashada SoomaaliyeedShillin SomalilandKhulafada umawiyiintaInternet ExplorerHTMLBurundiXasan ganayCaruurta Nebi MuxamedJagada Madaxwaynaha SomalilandDegmooyinka Gobolka BanaadirBaddacasBeesha GaaljecelShabeellaha DhexeHiiraan StateAf CarabiAbgaalAxmed Binu XambalMiddle ShabelleQardhoGeedMowjadSaruurBoolo-badeedCarabtaGarreCabdirashiid SharmaarkeNabiXisbiga SYLBiciidHeesta qarankaPuntlandWikipediaSacad MuuseReeryoonisZubeyr bin Cawaam R.CTaariikhda SomalilandBoondheereXasan Sheekh MuminMadhibaanXadiisCusmaan bin CafaanCabdiraxmaan SayliciLondonBadweyn🡆 More