Madagaskar ama Jamhuuriyadda Madagaskar waa wadan Jasiirad ah, oo ku yaalo Badweynta Hindiya ama Badda Weeyn ee Afrika.
dhinaca Koonfurbari ee xeebta Afrika Waxee u jirtaa Musaanbiiq 400 kilomitar. Madagaskar waa jasiirada affaraad oo ugu ween Aduunka, waxeena afrika ka go'day sanado milliyan kabadan. dadka degen Madagaskar asalkooda waa dad afrikaan iyo Indonesian ah. jasiirada waxaa ku badan geedo iyo xayawaanaad u gaar ah oo wadamada kale lagu arki karin. madagaskar waa jasiirada sideedaad oo ugu dadka tiradabadan Aduunka.
Republic of Madagascar
| ||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Hal ku dheg:
| ||||||
Heesta qaranka: Ry Tanindrazanay malala ô! Oh, Beloved Land of our Ancestors! | ||||||
Location of Madagaskar (dark blue) – in Africa (light blue & dark grey) | ||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Antananarivo | |||||
Luqadaha rasmiga ah |
| |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2004) |
| |||||
Dadka | Malagasy | |||||
Xukunka | Unitary semi-presidential constitutional republic | |||||
- | President | Hery Rajaonarimampianina | ||||
- | Prime Minister | Christian Ntsay | ||||
- | Senate President | Honoré Rakotomanana | ||||
- | President of the National Assembly | Rakotomamonjy Jean Max | ||||
Sharci dejinta | Parliament | |||||
- | Aqalka sare | Senate | ||||
- | Aqalka hoose | National Assembly | ||||
Independence | ||||||
- | from France | 26 June 1960 | ||||
- | Current constitution | 17 November 2010 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 587,041 km2 (46th) 226,597 sq mi | ||||
- | Biyo (%) | 0.9% | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2021 qiyaasta | 28,915,653 (52nd) | ||||
- | 1993 Tirakoob | 12,238,914 | ||||
- | Mugga Dadka | 35.2/km2 (174th) 91.1/sq mi | ||||
Wax soo saar (PPP) | 2017 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $40.055 billion | ||||
- | Qof qof | $1,563 | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2017 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $10.372 billion | ||||
- | Calaa qof | $405 | ||||
Qaybsiga (2010) | 44.1 (medium) | |||||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.512 (low / 158th) | |||||
Lacagta | Malagasy ariary (MGA ) | |||||
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |||||
- | Xagaa (DST) | not observed (UTC+3) | ||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +261 | |||||
Furaha Internetka | .mg |
47°E / 20°S 47°E
Lambarka khariidada | Magaca | Aagga (km²) | Caasimadda | |||
---|---|---|---|---|---|---|
1 | Diana | 19,266 | 700,021 | 36.3 | Antsiranana | Antsiranana |
2 | Sava | 25,518 | 980,807 | 38.4 | Sambava | Antsiranana |
3 | Itasy | 6,993 | 732,834 | 104.8 | Miarinarivo | Antananarivo |
4 | Analamanga | 16,911 | 3,348,794 | 198.0 | Antananarivo-Renivohitra | Antananarivo |
5 | Vakinankaratra | 16,599 | 1,803,307 | 108.6 | Antsirabe | Antananarivo |
6 | Bongolava | 16,688 | 457,368 | 27.4 | Tsiroanomandidy | Antananarivo |
7 | Sofia | 50,100 | 1,247,037 | 24.9 | Antsohihy | Mahajanga |
8 | Boeny | 31,046 | 799,675 | 25.8 | Mahajanga | Mahajanga |
9 | Betsiboka | 30,025 | 293,522 | 9.8 | Maevatanana | Mahajanga |
10 | Melaky | 38,852 | 289,594 | 7.5 | Maintirano | Mahajanga |
11 | Alaotra-Mangoro | 31,948 | 1,027,110 | 32.1 | Ambatondrazaka | Toamasina |
12 | Atsinanana | 21,934 | 1,270,680 | 57.9 | Toamasina | Toamasina |
13 | Analanjirofo | 21,930 | 1,035,132 | 47.2 | Fenoarivo Atsinanana | Toamasina |
14 | Amoron'i Mania | 16,141 | 715,027 | 44.3 | Ambositra | Fianarantsoa |
15 | Matsiatra Ambony | 21,080 | 1,199,183 | 56.9 | Fianarantsoa | Fianarantsoa |
16 | Vatovavy-Fitovinany | 19,605 | 1,416,459 | 72.2 | Manakara | Fianarantsoa |
17 | Atsimo-Atsinanana | 18,863 | 898,702 | 47.6 | Farafangana | Fianarantsoa |
18 | Ihorombe | 26,391 | 312,307 | 11.8 | Ihosy | Fianarantsoa |
19 | Menabe | 46,121 | 592,113 | 12.8 | Morondava | Toliara |
20 | Atsimo-Andrefana | 66,236 | 1,316,756 | 19.9 | Toliara | Toliara |
21 | Androy | 19,317 | 733,933 | 38.0 | Ambovombe-Androy | Toliara |
22 | Anosy | 25,731 | 671,805 | 26.1 | Tôlanaro | Toliara |
.jpg|thumb|Lei malgahs an de originas mescladas austronesiana (Asia dau sud èst) e Banto (Africa de l'èst).]]
Luqada looga hadlo dadka badankooda waxee ku hadlaan luqada Malagasy.
Madagaskar ama Jamhuuriyadda Madagaskar waa wadan Jasiirad ah, oo ku yaalo Badweynta Hindiya ama Badda Weeyn ee Afrika.
Maqaalkan guud waa la bilaabay. Wax ma ka taqaan Madagaskar sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale? Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo? Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog. |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Madagaskar, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.