Eswatini

Eswatini ama Boqortooyada Eswatini waa wadan yar oo ku yaalo koonfurta hoose ee qaarada Afrika.

wadankaan wax xeeb ah badda kuma lahan, waxoo u dhaxeeyaa wadamada Koonfur Afrika iyo Musanbiig. Wadankaan waxaa loogu magacdaray qoomiyad bantu ah oo la dhoho "Swasi". Magaalo madaxda wadanka waxaa ladhahaa Mababane. Wadankaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 1,104,479 oo qof. sida la sheegaayo Swasiland waa wadanka ugu nolol yar, marka la fiiriyo dadka badankooda inta sano ee ku dhimanaayaan.Dadka degan Swasiland badankood waa beeroleey ama reer baadiye, dhaqaalaha wadanka waxoo ku tiirsanyahay dalka Koonfur afrika. Swasiland waxaa xukumo boqortooyo.

Eswatini
Swasiland
Eswatini
Swasiland

Tags:

AfrikaKoonfur AfrikaMusanbiig

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

JabaanMaxamed CawaaleWarshadCarab SaalaxSiwaarqoonMaykorosoftiMia KhalifaMagacyada SoomaaliyeedMadaxwaynaha SoomaaliyaLuuqad (Af)Hijrada xabashaUsaama bin zeydMisirHargeysaCabdulaahi bin mascuudCumar (saxaaba)GalmudugRamadaanDhirDiinsiNabadGendersheHibo NuuraGarreSoomaali AlifbeetDabareWiki CommonsBiyo2005JamaameSheeko SoomaaliBogga HoreNabi Ibraahiim C.S.Bari (Gobol)YurubGaaljecelGeelGegada diyaaradaha GarooweWiilDagaalkii QaboobaaLacey DuvalleGeeriSilcis (beel)OromoMadaxweyneyaashii SoomaaliyaGalmoList of country calling codesHabar GidirBeeraha SoomaaliyaCunto SoomaaliInqilaabkii 1969-kiiReer NuurLiiska magaalooyinka SoomaaliyaDastuurka SoomaaliyaMilyanBoqortooyada MidowdayShabeelIsmaaciil Cumar GeelleCilminafsiGarxajisBeesha reer maxamed Maxad caseThiin (lambar)Antoine GodetKoonfurReer-DarawiishSaldanada GelediPuntlandBar-internetDimoqraadiMuxamed bin Muuse al-KhawaarismiGobolada SoomaaliyaKomorosGidaarka ShiinahaMasjidka NabigaMalaysiyaTiirarka Islaamka🡆 More