Taariikh

Taariikh waa barashada dhacdadii tagtey iyada oo meeqaam la siinayo falalka aadanaha ee deegaan degan iyada oo sheekada si taxane ah loo tebinayo ilaa laga soo gaaro marxlada markaas lagu jiro.

Ereyga asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa afka Carabiga. Taariikh waa ururinta, qaabeynta iyo run ka sheega waxa dhacay waayihii hore cabirkii la doono ha la adeegsado sida sanado qarniyo. Taxanaha waqtigii soo jireenka ahaa in laga sheekeeyo keliya ma ahen taariikh ee wax ogaanshaha qaabta dhacdooyinka xaadirka ah ay u muuqdaan ayaa ah "taarikh" maadaama taariikhdii hore ay tahay mid qusaysay dad, meel iyo dhacdo. Dareensanaanta jiritaanka dhacdooyin taariikhi ah waxay sawirmaan ama u sawirmaan dadka qaabeeya taarikhda.iyo dadka taariikhda aqrisan dono

Tags:

Carabi

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

JuqraafiCirjeexMaxamed SalaancarrabeyBeerSaldanadii HobyoDayniileAxmed Binu XambalYaaqshiidMuuse BiixiIndunisiyaDhulka Soomaalida ee IngiriiskaMaxkamada Cadaalada CaalamkaCabdirashiid SharmaarkeHeesta qarankaGaldogobSagaaroHobolada WaaberiWarshadWarshada Sonkorta ee JowharBahabar cabdaleNabi Ibraahiim C.S.Taariikhda SoomaaliyaBuurhakabaKarkaarNaasleyCunto SoomaaliWayback MachineQormo saynisNugaalSanadReer-DarawiishLaylkaseLisa10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyaySifaynta Diinta IslaamkaGalmada dabadaBoris JohnsonJacaylLubnaanWarshada Dharka ee BalacadAbu HurayraNeeftaXasan BarsaneKacbadaHalbeegWaaberiTamarSoonImaam Al BukhaariLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaReeryoonisDayaxa meereHonjo SuzuCarabiAladdin MeierLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaSoolDowlad HooseDagaalki Russia /Ukraine 2022Dayax GacmeedDeeroBogga HoreDagaarSingabuur Hawker Centre CunntoCamar bin caasDiiwaanka Caasimadaha AfrikaDadka SoomaalidaCabdilmalik bin marwaanQurayshIleys🡆 More