Moskow

Moskow (Af-Ruushka: Москва́) waa caasimada dalka Ruushka waana magaalda ugu wayn marka tirada dadka la eego.Moskow waa xaraunta Siyaasadda Dhaqaalaha Dhaqanka Gooshitaanka diinta iyo waxbarashada ee wadanka Ruushka.waana magaalda Todobaad marka la eego Liiska magaalooyinka adduunka dad ahaan magaalda moskow dadka kunooli waxa ay gaadhayaan ilaa 10,562,099 oo qof waxa ay kutaalaa duleedkqa Wabiga Moskow oo ah mandaqad katirsan qaybta Yurub ee wadanka Ruushka.waagii hore waxa ay ahyd caasimadii Midowga Sofiyet iyo Ambardooriyadii hore ee Ruushka.Moosko waa xarun dhaqaale oo aad u wayn waxa kuyaala xarumo waxbarasho iyo kuwo cilmibaadhis oo badan.

Moskow
Moskow

Taariikh

Magaca moskow waxa uu kayimi wabi kuyaala duleedka magaalda Moskow.

Tags:

Af-RuushLiiska magaalooyinka adduunka dad ahaanMidowga SofiyetRuushka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SaambiyaLabaaleeyXarafDishiisheSamuel Eto'oImaam Al BukhaariDhaqan SoomaaliYugandhaSuugaanta SoomaalidaWorld Wide WebDowladAwdalSilcis (beel)Ciidanka Nabadsugida SoomaaliyaSheeko SoomaaliGobolada SomalilandHalbeegMadaxwaynaha SoomaaliyaBakoolJanoGuriceelBarasiliyaGaarisaBanaadirTaariikhda SaxaabadaCeeldheerBaxdoXamza bin cabdi mudalibMisirMaxamed CawaaleTokyoDhulka CarabtaDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaJijeeleCarabiToljecleDhiig Yari (aneemiyo)Magaalooyinka Maraykanka2015KhadiijoMareexaanBuulo BurdeQormo saynisSacuudi CarabiyaCanabDiiriye Guure10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayBeesha shanaad2020Boqortooyadii DarawiishDekadaha SoomaaliyaMaxamed MoogeMudugKoonfur GalbeedMaxkamada Cadaalada CaalamkaReer-DarawiishSanadAbokor muuseAasiyaBariireJaamacada CarabtaCali GureyIslofaakiyaBooramaDhulka Soomaalida ee IngiriiskaIngiriisWikipediaGurgura (beel)Ismaaciil Cumar GeelleDaaroodShiilaaboSanguuniQabiilShingaani🡆 More