Caafimaad

Caafimaad (Af Ingiriis : Health; Af Carabi : ar‎) waa derajada shaqo metaboliisamka ee walax nooli leedahay.

Marka laga hadlayo dadka waa heerka awood ee qof leeyahay ayadoo laga eegayo awooda muuqaal, maskaxeed iyo xarakaadka waajehida iyo maamulka nolosha maalinle. Sida ku qeexan axdiga sharciga Hayada Caafimaadka Aduunka (WHO) ee la sameyay 1948, caafimaadku waa: "waa marxalad dhamaystiran oo muuqaal, maskax, xidhiidh bulsho iyo habdhaqan dhamaystiran ee qof leeyahay, taasi oo xor ka ah xanuun iyo dhibaato.

Waan inaan caafimaadkeenna ilaalino. Balwadda sida sigaarka iyo daroogada iska ilaali. Iska ilaali ciyaaraha iyo madaddaalada dulmiga leh. Haddii aan is nadiifino jirrooyin badan baan iska ilaalin karnaa.

Caafimaad

Caafimaad (Af Ingiriis : Health; Af Carabi : ar‎) waa derajada shaqo metaboliisamka ee walax nooli leedahay.

Caafimaad

Caafimaad (Af Ingiriis : Health; Af Carabi : ar‎) waa derajada shaqo metaboliisamka ee walax nooli leedahay.

Dhowaan dunida jannay noqon doontaa: Weligaaba caafimaad fiican baa qabi doontaa; qofna ma jirran doono. Mar dambe ma jiri doonaan gaboobid, curyaannimo iyo dhimasho: “Oo kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa.” Ilaahay “indhahooda ilmo kastuu ka tirtiri doonaa, oo dhimashona mar dambe ma jiri doonto, oo mar dambena ma jiri doonaan murug iyo oohin iyo xanuun toona.”

Caafimaad

Caafimaad (Af Ingiriis : Health; Af Carabi : ar‎) waa derajada shaqo metaboliisamka ee walax nooli leedahay.


Tags:

Af CarabiAf IngiriisDadHayada Caafimaadka AduunkaXanuun

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Abokor muuseDeegaanIiraanRuwandaBegediRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaSacad MuuseMadaxweyneyaashii PuntlandArkansasRaxanweynMarinka GazaTaylor SwiftBada DhexeXoghaynta Qaramada MidoobayWadanAddis AbebaMaxmuud SangubWadamada AfrikaCabdulaahi bin mascuudMuuse BiixiDowladii UmawiyiintaMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960Af-maldahaSaldanadii AjuuraanUsaama bin zeydGaraadtooyada DaraawiishMiddle ShabelleTaariikhda Badmareenka SoomaalidaBareBeljimCeerigaaboLacagOperating systemXididKalandarka MiilaadigaDaahir Rayaale KaahinGaranuugXHamsterFanaaniinta SoomaaliyaKoonfur Afrika2004GabayBaddacasXarardheereDowlad madax banaanMaxamed CigaalCabdiraxmaan TuurMaahmaahHubeerMadhibaanIsgaarsiintaPornhubLuuqad (Af)BeledweyneCabdalle SabdiAf SoomaaliDhulKaaraanMadaxweynayaashii JabuutiOgadenBanaadirMurtiKhilaafada IslaamkaNabi Luud C.S.Bari (Gobol)Dagaalkii Dunida KowaadTaariikhda MogadishuFirefoxHilibi MaxamedRoobSiyaad BarreKismaayoCabdirashiid SharmaarkeAduunkaLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaYaanyuurInternetArktik🡆 More