Gaashaanbuurta Nato

Gaashaanbuurta NATO (Ingiriis North Atlantic Treaty Organisation, Af-Faransiis (Organisation du traité de l'Atlantique nord) waa gaashaanbuur militari oo samaysantay kadib Dagaalkii Labaad ee Aduunka.

Magaca NATO waxa loosoo gaabiyay Ururka Gaashaanbuurta Waqooyiga Atlantikga. Waxaa la aasaasay sanadkii 194, waxaana xarun u ah magaalada Boroksel, caasimada Beljimka. Gaashaanbuurta NATO waxa ay leedahay laba luqadood oo rasmi u ah waxayna kala yihiin Ingiriisiga iyo Faransiiska. Hadafka amaba ujeedada koobaad ee ururkani waxa uu yahay ilaalinta xoriyada dawladaha xubinta ka ah. Waxa uu door ka qaataa meelaha ay kajiraan khilaafaadka amaba dagaaladu. Dhammaan dawladaha kamidka ahi waxa ay ka qaybqaataan keenista agabka dagaal amaba militari iyo sidoo kale keenista ciidamada, taas oo sare u qaada in uu ururkani noqdo mid heersare ah. Waxaa jira dawlado ururka aan kujirin laakiin calaaqaad uu kadhexeeyo waxaana lagumagacaabaa dawladahaas saaxiibada sare ee NATO (Major non-NATO ally).

Gaashaanbuurta Nato
Calanka NATO


Dawladaha xubnaha ka ah

Taariikh Taariikhda uu wadan kastaa kusoo biiray No.
4 Abriil 1949 Gaashaanbuurta Nato  Beljim, Gaashaanbuurta Nato  Denmark ,Gaashaanbuurta Nato  Faransiiska, Gaashaanbuurta Nato  Talyaaniga, Gaashaanbuurta Nato  Kanada , Gaashaanbuurta Nato  Luksemburg, Gaashaanbuurta Nato  Holland, Gaashaanbuurta Nato  Norway, Gaashaanbuurta Nato  Bortuqaal, Gaashaanbuurta Nato  Ingiriiska, Gaashaanbuurta Nato  Maraykan iyo Gaashaanbuurta Nato  Island 12
18 Febraayo 1952 Gaashaanbuurta Nato  Giriig iyo Gaashaanbuurta Nato  Turki 14
6 May 1955 Gaashaanbuurta Nato  Jarmala 15
30 May 1982 Gaashaanbuurta Nato  Isbania 16
12 Maarso 1999 Gaashaanbuurta Nato  Hungaria, Gaashaanbuurta Nato  Boland iyo Gaashaanbuurta Nato  Jamhuuriyadda Tashik 19
29 maarso 2004 Gaashaanbuurta Nato  Bulgaria, Gaashaanbuurta Nato  Estoniya, Gaashaanbuurta Nato  Latfiya, Gaashaanbuurta Nato  Lithuaniya, Gaashaanbuurta Nato  Romania, Gaashaanbuurta Nato  Islofaakiya iyo Gaashaanbuurta Nato  Isloveeniya 26
1 Abriil 2009 Gaashaanbuurta Nato  Albania iyo Gaashaanbuurta Nato  kroatia 28
2023 Gaashaanbuurta Nato  Finland 32
2023 Gaashaanbuurta Nato  Sweden 32


  • Kursi-Ka Nato Gaashaanbuurta Nato  Ukraine 2023 heshiiska Ukraine si ay u noqdaan xubin macquul ah

Warka









































































Sido Kale fiiri

Webka Rasmiga ah, ee NATO http://www.nato.int/cps/en/natolive/index.htm

Tags:

Af-FaransiisBeljimBorokselDagaalkii Labaad ee AduunkaFaransiiskaIngiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Daylight saving timeLisaGolaha Wasiirada SomalilandBakeyleDhaqanRuushkaCilminafsiHeerkulLiin dhanaanHubeerGoogleCaabudwaaqBartireCabdicasiisXasharaadMagaalooyinka MaraykankaXeerDhulGabaySheekhaalAstaan TVBardhereBuurta DaaloGalmada dabadaCaano ciirWebiyadaJiilaalGabayada abwaanada hawiyeSomalilandGeedDhigahaCilmi BaarisAddis AbebaDagaalDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedMaraykankaMucawiyaDhoobleyDabareLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaNayjeeriyaMagacBeesha BahoSadaam XuseenMarookoMadaxweyneyaashii SoomaaliyaTaariikhda Badmareenka SoomaalidaJijeeleKaadiFarxiya FiskaMaxamed Faarax CaydiidAikaMaxkamadda Sare ee SomalilandTalyaanigaGobolada SoomaaliyaBiciidSaliidHuruudMasarTulib2007DhagaxtuurTunisiyaIngiriisDoorashada guud ee Somaliland (2017)DeegaanBariireDarajooyinka Ciidanka SomalilandJarsoAljeeriyaYemenOgadenMasarre🡆 More