Suufi: Sufism

Suufi waa dad wanaagsan oo ku dayasho mudan suufi waxaa eh qofkii dunida iyo quruxdeeda ilaahey iyo cibaadadiisa ka doortay una koay ilaahey -

Suufi: Sufism
Firqooyinka diinta Islaamka ee ah Sunniyiinta, Mahdavia, Ahl al Quran, ghair madhhabi, Ahmadiyya, Ibadi, Shiica, iyo Suufi.

Suufi waa firqo kamida firqooyinka islaamka. Waxaa ay badanaa kasoo horjeedaan fikradda Wahaabiga ah.

Hadaad kuxiratid suufiyaasha Xadrooyinkooda sida dareeqooyinka Qaadariyada, Salixiyada, Axmadiyada iyo kuwa kale waxay kugu xirayaan Jaceelk Rabigeena iyo rasuulkeena (Scw), nuur iyo amni iyo imaan iyo qabuul iyo caafimaadna waad ka heleesa.

Suufiga waxa lagu gartaa Cibaado, Jaceel iyo Nabad uu dadka iyo waxa Alle uu abuuray oo idil uhaayo uuna uduceeyo. Waxaa tawassul aasaasi ka ah Soomaaliy waa tariqada Salixiya.


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Wayback MachineBarbeydosFirefoxMiddle ShabelleCalanka cirdhowSomalilandCiidanka Cirka SoomaaliyaQoondarImaamu ShaaficiShimbirMidowga SofiyetWanlaweyn-Dawlada ayuubiyiintaCiidanka Xooga SoomaaliyaXeer ciiseAf-LaatiinDhaqanka SoomaaliGobolada MidoobayMasarJijeeleShaamWaxbarashada SoomaaliyeedSedex Geesoodka BermudaGarreDadka CadNabi Yacquub C.S.Heesta qarankaQabiilAsadu-diin shiirkuuDhulbareNayroobiMasarreBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya2007Liiska magaalooyinka SoomaaliyaDiyaarada SoomaaliyaCaruurta Nebi MuxamedGeed TimirMaxamed Faarax CaydiidDiwaanka CuriyeCilminafsiShabeellaha HooseXoghayeDowlad HooseJibriil YoonisFaadumo MaandeeqGaaljecelAw qudubBadweynta BaasifigaHuriwaaDubayGanacsiSomaliaIstanbuulBangaladheshSaruurXasan ganayAfrikaDhagaxtuurSalaaxudiin al-AyyuubiKuubaBarcelonaDooroCabdullaahi YuusufAwdalOgaadeen (beel)BeribiyoodDagaalkii BederMaxamed Cabdule XasanCaabudwaaqDhaqaallaha SoomaaliyaXisbiga SYLDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964Canuuni🡆 More