Malaysiya

Malaysiya waa wadan ku yaalo koonfurta bari ee qaarada Aasiya.

wadankaan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Filibiin, Tayland,Barunay, Singabuur iyo Indunisiya. Caasimada wadanka waa Kuala Lumbur. Wadanka malaysiya waxaa degan dad gaaraayo ilaa 28,250,000 oo qof,waxa uuna u dhisanyahay dhinaca federaalka. Malaysiya waxaa degan ajaanib kala duwan, waxaa u badan malaysiyaanka ama malaya oo 50% ah inta kale waa ajaanib iskuugu jirto hindi, shiinees iyo kuwo kale. Wadanka malaysiya markiisa hore wuxuu lahaan jiray magacyo badan, mar waxaa la dhihi jiray (wadanka jasiirada Malaysiya) hadaneh waxaa loo bedelay (malaya) 1946dii marka oo wadanka midoobay waxaa loo bixiyay (midowga malayaasha), kadib neh waxaa loo bedelay (federaalka malaya), 1957ii marka ee xornimada qaateen waxee la midoobay gobolo ka mid ah wadanka Singabuur, isla markaas neh waxaa loo bixiyay (malaysiya), Singabuur waxee malaysiya ka go'day waqti labo sano kayar. Isla markaas neh Wadanka Malaysiya wuxuu ku dadaalay dhaqaalihiisa. Wadanka malaysiya waxee 50ka sano ugu horeeysay ka mid noqotay wadamada ugu dhaqaalaha fiican.

Malaysia
A blue rectangle with a gold star and crescent in the canton, with 14 horizontal red and white stripes on the rest of the flag Shield showing the symbols of the Malaysian states with a star and crescent above and a motto below, supported by two tigers
Hal ku dheg: Bersekutu Bertambah Mutu
"Unity is Strength"
Heesta qaranka: Negaraku
"My Country"Template:Parabr
[[File:
Malaysiya
Malaysiya
|center|250px|alt=
Location of Malaysiya (dark green)

– in Asia (dark gray & white)
– in ASEAN (dark gray)

|
Location of Malaysiya (dark green)

– in Asia (dark gray & white)
– in ASEAN (dark gray)

]]
Location of Malaysiya (dark green)

– in Asia (dark gray & white)
– in ASEAN (dark gray)

Magaalo madax
Magaalada uguwayn Kuala Lumpur
Official language Malay
Recognised language English
Qaybaha qoomiyedaha (2021) Template:Tree list
  • 69.7% Bumiputera
    • 57.3% Malay
    • 12.4% Indigenous groups of Sabah, Sarawak and Orang Asli
  • 22.9% Chinese
  • 6.6% Indian
  • 0.8% Others
Dadka Malaysian
Xukunka Federal parliamentary constitutional elective monarchy
 -  Monarch Abdullah
 -  Prime Minister Anwar Ibrahim
Sharci dejinta Parliament
 -  Aqalka sare Dewan Negara (Senate)
 -  Aqalka hoose Dewan Rakyat (House of Representatives)
Independence from the United Kingdom
 -  Federation of Malaya 31 August 1957 
 -  Sarawak self-governance 22 July 1963 
 -  North Borneo self-governance 31 August 1963 
 -  Proclamation of Malaysia 16 September 1963 
Baaxad
 -  Guud ahaan 330,803 km2 (67th)
127,720 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.3
Tirada dadka
 -  2022 qiyaasta 33,871,431 (43rd)
 -  2020 Tirakoob 32,447,385
 -  Mugga Dadka 98/km2 (116th)
254/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2022 qiyaastii
 -  Guud ahaan Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $1.089 trillion  (31st)
 -  Qof qof Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $32,901 (54th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2022 estimate
 -  Guud ahaan Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $439.373 billion (34th)
 -  Calaa qof Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali $13,268 (66th)
Qaybsiga (2015)positive decrease 41 (medium)
Kobaca (2021)Decrease 0.803 (very high / 62nd)
Lacagta Ringgit (RM) (MYR)
Waqtiga MST (UTC+8)
Taariikhda dd-mm-yyyy
Wadista Baabuurta left
Thiinada telka +60
Furaha Internetka .my
Malaysiya
Calanka Malaysiya
Malaysiya
Jaakad hubka Malaysiya

Taariikh

Malaysiya waxee leedahay taariikh aad u dheer, waxee jiri jirtay 40,000 oo sano ka hor, waxaa wadanka soo gumeestay gumeestihii Ingriiska laga soo bilaabo sanadkii 1786 ilaa 1963, ingiriisku wuxuu maamuli jiray ama gumaysan jiray shacabka loo yaqaano malaya, ka hor intii lagu dhaqmin federaaliga.

Malaysiya 
Malaysiya 
Malaysiya 

Dalka Malaysiya, waxaa u badan dadka Muslimiinta ah ee loo yaqaan malayga waxaa la daga hindi iyo shiinayas.

Xubin

  • Asean *`

Waddnamha La Deggan Malaysiya

[]. .

Sido kale fiiri

  • Malaysiya visa Dalalka

Tags:

Malaysiya TaariikhMalaysiya XubinMalaysiya Waddnamha La Deggan Malaysiya Sido kale fiiriMalaysiyaAasiyaBarunayFilibiinIndonesiaKuala LumburSingabuurThailand

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Nabi Nuux C.S.2021Dhaqanka SoomaaliNaasleyBiimaalShaydaanQarniLoolTiyeegloowSaynisArjantiinaCiidanka Booliska SomalilandMadagaskarIsbaniaMaxamed SalaancarrabeyTogdheerShariif AxmedXasan ganayBoqortooyada Soojireenka Soomaaliya2001Honjo SuzuWadanada Xubnaha Qaramada MidoobayRasuulSheeko SoomaaliKuuleeyJubbada DhexeDhigahaWaxaraxirDagaarImaamu ShaaficiGolahi Sare Kacaanka SoomaaliyaIsmaaciil Cumar GeelleSoomaaliweynDaafXasan BarsaneZeyd Binu XaarithaMurursadeCammaaraSigaarBaasaboorDeegaanShingaaniCaa'isha binti AbiibakarBaarliinHeerkulDhiigKarti la'aanYeedBuurta DaaloJijeeleMaxmuud SangubRaage UgaasBaxdoBadweynta BaasifigaDhaantoDaaroodQabyaaladaKoonfur GalbeedBaasaboorka SoomaaliyaIndunisiyaCanabNabad2022Lionel MessiHawiyeMakaahiilAxkaamta JanaasadaMasarBartireMaskaxCabdullaahi CiiseCabdirashiid Sharmaarke🡆 More