Insaan

Insaanka ama Biniaadan (Homo Sapiens iyo Homo Sapiens Sapiens) Waa xayawaan ka tirsan reer Daayeer.Biniaadanka wa xayawaan ajaayib maskax weyn leh oo caqli badan.Biniaadanka wa Xayawaanka kaliya oo meelkasta aduunka ku nool iyo wa xayawaanka kaliya oo aqaan sidaa cunto ku kariso dab iyo lebbisto.

Dadka oo shaqo ka digtan inay sida binaadanta u dagmatoo waxaa la yidhahda Anthrobologists.

Insaan
Insaan (gabar Afgaanistan ah)

Waxyaabaha oo bini aadanka ka koobanyahay

Qofka biniaadanka waxoo leeyahay Jir lagu qiyaasaayo 1,8m², 90,000 oo kilomitar oo xidid ah, 206 Lafo ah, 600 oo murqo ah, 13 biliyan oo dareemayaal ah, 4 ilaa 6 litar oo dhiig ah oo wadnaha jirka kushubo,Maskax 1.350garaam ah iyo timaha oo gaaraayo ilaa 5 miliyan.

Waxyaabaha ee biniaadanka iyo bahalada ee ku kala duwanyihiin

Bahalada sida shimbiraha iyo quraanshada, waxee leeyihiin baalal ee ku haadaan, waxyaabahaas biniaadanka malahan, laakiin hadii cunug biniaadan ah, oo hadda dhashtay looga tago meel jasiirad ah, oo qof joogin. cunugaas maka duwanaan karo xayawaanka, sababtoo ah, luqad malahan oo ku hadlo ama aadaab oo wax ku garto.

Dhaqan

Biniaadanka waxaa dhaqan u ah meesha oo ku dhashtay ama qoomiyada oo ka dhashtay.


Diin

Biniaadanka waxa oo uuga duwanyahay xayawaanka waxaa ka mid ah, ogaashaha in oo ilaaheey jiro. Ku dhawaad ​​100% Soomaalida waxee rumeesanyihiin in oo ilaaheey jiro, ayaga oo raacsan diinta Islaamka.

Maadaamuu Ilaahay nolosha ina siiyay waa inaan isaga keliya caabudno. Ilaahay binuʼaadanka wuxuu siiyay ikhtiyaar.

Luqad

Biniaadanka waa dad baran karo hadalka ama luqadaha, shimbiraha qaar neh wee baran karaan hadalka ayaga oo isticmaalaayo hal hal xaraf ee ku celceliyaan inkastoo ladhihi karin taas luqad.

Tags:

Insaan Waxyaabaha oo bini aadanka ka koobanyahayInsaan Waxyaabaha ee biniaadanka iyo bahalada ee ku kala duwanyihiinInsaan DhaqanInsaan DiinInsaan LuqadInsaanAnthrobologistXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Awstriya2006HollandLagosDucooyinka galista SuuligaMaykorosoftiSedex Geesoodka BermudaAxmed Binu XambalJacaylKeski qabeLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolWacbuudhan AbgaalSolomadowOgadenGobolada SoomaaliyaShabeellaha HooseSuug (qori)AfgooyeWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaDiwaanka CuriyeSamaaleDaawoWadamada AfrikaGaalkacyoGanacsiQamadiCiidanka Xooga SoomaaliyaFirefoxHonjo SuzuJaamacada CarabtaNabadBeljimXayla SiilaasiQoryooleyMaskaxAxmed SiilaanyoBeesha Habar CafaanWanlaweyn-Sheeko SoomaaliReer XaamidGuurYugandhaNamibiyaMaxamed SamatarDhuxulRiyoLionel MessiQaaradahaSuugaanta SoomaalidaNuur FanaxMaxamuud hartiMucammar QadaafiGalinsoorBakteriyaKoka-KolaUrurka Iskaashiga IslaamkaXoghaynta Qaramada MidoobayHiiraanAf SoomaaliAfarta xilliGaanaHabar YoonisMidowga AfrikaLiska Salidka MawduucyadaGelediDahabUnugTunisiyaSaxaafadShimbirYurubJagada Madaxwaynaha Somaliland🡆 More