Dahab

Dahab

Dahab
Dahab

(Ingiriis: Gold) calaamad Au waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay todobaatan-iyo-sagaal. Jileeciisa, cufkiisa iyo midabka huruuda ee dhalaalaya ayaa Dahabka ka dhigey mid ka mid ah waxyaabaha ugu qaalisan taariikhda aademaha. Dahabku waa mid kimiko ahaan aan firfircoonayn taasina waa sababta aanu la daxaleeysan waligii.

Sida ay sheegtay Shirkada Dahab Qodida Dunida ee loo yaqaan (GFMS), xisaabta dahabka ee la qoday waa biloowgii ilaa 2012 waa 174,100 tan oo dahab ah. Taas oo u dhiganta mug dhan 9361 mitir-kuyuubik (m3) (meter cubic). Midaas oo loo kala isticmaalay 50% is-qurxin, 40% maal-gashi iyo 10% warshadaha.

Dahab

Dahab

dahabku waxa uu kamid yahay waxyaabihii qarniyadii hore uu aadanuhu isticmaali jirin uuna uisticmaali jirey sida lacagta,qurxinta taajajka boqorada:IWL

Dahab

Dahab

Dahab

Dahab

Dahab

Dahab

Dahab

Dahab

Dahab

Dahab



Tags:

Dahab Taariikhda kaDahab Atomka kaDahab Fal-galka Curiyeha KaleDahab Isticmaalka kaDahab Xeerka ka ahDahab XigashoDahab

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

HiiraanSamaaleAngela WhiteCimiloAlaskaMalmalDowlad madax banaanSiilXisbiga SYLJaandiCafarFuraatWebiyadaDagaalkii Dunida KowaadGalmudugXVideosYaanyuurJarsoSheekh IsxaaqSaldanada GelediTaariikhda HollandFaadumo MaandeeqXorta ahXawaadleAxmed DigfeerFircoonDameer farowKhadra CigeMuduloodGeedAf-GarreNebalJowharJabuuti (magaalo)Cabdullaahi CiiseSuugaanta SoomaalidaSoolAxmed WacdiyowRoobHeesta qarankaShambayXagarWikimediaXaasaska Nebi MuxamedCali Cafii Fiqi OmarMobileSacad MuuseISO 4217Maxamed Faarax CaydiidSuugaanSanadQabiilada SoomaalidaNuuradDaarood Ku XaarSomalilandCarabiLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaXasan GaashireedleKitaabCilminafsiJamaameLondonBegediLoobageAafda tahriibkaDegmada Feer-feerKhilaafada IslaamkaIngiriisXisbiga Hantiwadaagga SoomaaliyeedDadka SoomaalidaCarab SaalaxCaanoHodanXiddigisXtube🡆 More