Johann Sebastian Bach

Johann Sebastian Bach (Maarso 21, 1685 - Luulyo 28, 1750) wuxuu ahaa curiyaha Jarmalka ee xilligii Baroque.

Waxaa si weyn loogu tiriyaa inuu ka mid yahay fannaaniinta ugu waaweyn taariikhda reer Galbeedka. Bach wuxuu saamayn ku yeeshay fannaaniintii sida Wolfgang Amadeus Mozart, Beethoven, iyo Brahms, wuxuuna u keenay muusigga wakhtigiisii heer sare oo kaamil ah. Bach wuxuu ka mid yahay fanaaniinta ugu muhiimsan taariikhda reer Galbeedka, muusigiisana waxaa laga sameeyaa adduunka oo dhan.

Johann Sebastian Bach
Johann Sebastian Bach, 1746
Saxiixa Bach
Saxiixa Bach
Johann Sebastian Bach
"JSB"

Xogta

Tags:

Wolfgang Amadeus Mozart

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Warta NabadaFar SoomaaliFarta CismaaniyaHeesDenimarkiGobolada SoomaaliyaBaarliinCabdiqaasim SalaadNabi Ibraahiim C.S.Daa'uud XirsiSaldanadii AjuuraanDagaalkii BederBoondheereCarabiXooloCarab SaalaxCigaal shiidaadAf-TurkiYaaqshiidJarmalkaBanaadirDusaaLisaTurkigaDabareBoqol toban iyo afar SuuradoodKhilaafada IslaamkaMadiina Al-munawaraBaayJamhuuriyadda DominikaAf-SoomaaliSilcis (beel)Gacanka CadmeedWaqooyiga KuuriyaIngiriisMaxmuud SangubMasarMurtiDegmada Feer-feerDastuurka SoomaaliyaMisirTurkmenistanDhulbareNebi Maxamed c.sRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaGalguduudEk Paheli LeelaWabiga ShabeelleJubbada DhexeHonjo SuzuGuurKalandarka MiilaadigaSafar (bil)Burcad BadeedMaajoKoonfur SuudaanHeedDacawoQudusXayawaanXeraaleBuulo BurdeQaramada MidoobayDiinsiGaaljecelLiin bambeelmoXarardheereMareexaanLamaAl-GhazaaliQoryooleyCiidanka Xooga Soomaaliya🡆 More