Charlie Chaplin

Charlie Chaplin waxoo noolaa 16.

Abriil 1889 ilaa 25. Diseembar 1977. Ninkaan waxoo ahaa nin ingiriis iyo mareykan ah, waxoona soo saari jiray filmada qosolka ah oo kalarka laheen. Charlie Chaplin waxoo ku dhashtay magaalada London ee dalka Ingiriiska sanadka marka oo ahaa 1889,waxoona ka shaqeen jiray wadanka Mareykanka oo ah meesha oo ka bilaabay filmadiisa.ninkaan waxoo dhintay 1977, waxaana lagu duugay wadanka Iswisarland. Waxaa mar dhacday in ee tuugo xadaan ninkaan maydkiisa asiga oo ku duugnaa meel kaniisad ah, waxaana la helay 11 isbuuc kadib,tuugadii xaday neh waa la qabtay. Charlie waxoo lahaa 10 caruur.

Charlie Chaplin
Charlie Chaplin

Tags:

1977AbriilDiseembarIngiriiskaIswisarlandLondonMareykanka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Jibriil YoonisDowladii UmawiyiintaXVideosBankiSoomaali luqadda dhegoolahaShukaansigaSSC (dhulka Darawiish)QaansoCiise (qabiil)XeebjireKanadaMaskaxOlivia RodrigoGaalkacyoSalagleCabdalle SabdiFanka SoomaalidaDegmooyinka Gobolka BanaadirFaransiiskaGeorge H. W. BushShakiraAdoonUrurka Cuntada iyo DalagaPriyanka ChopraBuq aqableDiiwaanka Caasimadaha AfrikaAfarta xilliAf-maldahaLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolGoogleXeerAtomCawramaleMooracaseDhaqaallaha SoomaaliyaBeledweyneWikibidhiyaQardhaasEylAw-badeedka QabrusTamarta la cusbonaysiiyoSomtelXHamsterCaliHarti waqooyiSaylacSaldanada IsaaqSurre (beel)Nabiyada IslaamkaCiiseShiinahaCufisjiidadWarshada Dharka ee BalacadBadweynta BaasifigaMushaharBar-internetBookhSaldanadii CadalGarasbaaleeyAmber RoseQoraalReer XaamidMarkaGeed HindiYooARunMaxamed Faarax CaydiidMakaahiilMaxamed gorgaateLoolHuruudBeesha Habar Cafaan🡆 More