Aasiyada Dhexe

aasiyada dhexe waa dhul juquraafi ahaan dhaca badhtamaha aasiya waxa uu ka bilaabmaa badda caspianka ee galbeedka ka xigta illaa china oo bariga ka xiga laga bilaabo afganistan oo koonfurta ah ilaa russia oo waqooyiga kaga taala waxay ka koobantahay shan wadan oo kala ah kazakhstan uzabakstan turkumanestan krygestan iyo tajakestan waxaa loo yaqaanaa stans maadaama ay ku dhamaadan suffixka stans .

islaamka ka hor waxa ka talinjiray intabadan wadamadan boqortooyadii persia ee iiraan islaamku markii uu furtay dhulkan waxay noqdeen meelaha ugu horumarsan dowladihii islaamka soo maray xagga ilbaxnimada iyo aqoonta diiniga iyo maadigaba waxa ka soo baxay culimo farabadan ilaa laga soo gaadhay wakhtigii tataarka oo ay qabsadeen dhulkan laga bilaabo badhtamihii qarnigii 19aad ilaa qarnigii 20aad waxay ka tirsanaayeen boqortooyadii ruushka markii danbana midowgii soofiyeetka

Aasiyada Dhexe
Map of Central Asia
Area4,003,451 km2 (1,545,741 sq mi)
Population67,986,864
Density16.6/km2 (43/sq mi)
CountriesKazakhstan
Kyrgyzstan
Tajikistan
Turkmenistan
Uzbekistan
Regional CenterKazakhstan
Nominal GDP (2012)$295.331 billion
GDP per capita (2012)$6,044


Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

PuntlandSamaaleAw-dhuleedka AfrikaWikibidhiyaWoqooyiga AmeerikaSuugaanSheekhaalDiyaarada SoomaaliyaShiishadTuwitterXagaaAfgooyeXorta ahGeed10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayAbgaalBariga DhexeCaruurta Nebi MuxamedHogaamiyaha dhabtaaGarreKorontoWacbuudhan AbgaalIsku dhisBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaMuuse AbokorJubalandHaaruun AlrashiidCanfarDagaalkii uxudRiyaal MadridCiise (qabiil)Filimada qooq-kobcintaMidowga AfrikaAxmed IdaajaaBeesha cumar JibriilDagaalkii Dunida KowaadMaxamed gorgaateMuqdishoQur'aanSoomaali AlifbeetCumar FaaruuqCilmiga bulshadaMagrib (Gobol)SeattleIsgaadhsiinta SomalilandCurudka SamaroobCeel BuurXasan Aadan SamatarInternetKaxdaNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayGobolada SomalilandSoomaali GalbeedSaldanada GelediKalandarka MiilaadigaKudhaaDhuxul DhagaxNimco HappyIlaahayBerberaFiidmeerWikimediaDekadaha SoomaaliyaCawramaleDawladda federaalka SoomaaliyaIsbaniaSoolDawlada CosmaniyaUunsiNabiDhagaxVentusky.comSoomaali🡆 More