Mas: Xaywaan ka mid ah xamaaratada

Mas (Af-Laatiin: serpens Af Carabi : ar‎ Af-Taliyaani : serpente Af Ingiriis : serpent ama snake Amxaari: እባብ) waa xayawaan dhuuban, dheer oo duurjoog ah.

Mas: Xaywaan ka mid ah xamaaratada

Masku waa bahal sun leh, oo ku nool carada, godadka iyo geedaha dushooda.

Masku malahan wax lugo ah, wuxuuna ku socdaa boga ama xabadka, asagoo kolba dhinac u wareejinaya.

Masasku weey kala duwan yihiin. Waxa jira masas aad u waawayn, sida maska Anakondha ee laga helo keymaha Rainforest ee qaarada Koonfur Ameerika, kaas oo qof ama xayawaan wayn liqi kara. Sidoo kale, waxaa jira masas yaryar oo carada dhexdeeda ku nool.

Masku markuu dagaalamayo wuxuu soo daayaa ama saydhiyaa candhuuf ka samaysan isku dhisyo sun ah taas oo qofka ay indhaha ka gaadho laga yaabo inuu indhool noqdo.

Intaas waxaa dheer haduu ku qaniino masku waxaa laga yaabaa in suntiisa aad u dhimato 3 daqiiqo gudaheed.

Maska sunta waxuu ka soo saydhiyaa labada mici ee ilkihiisa.

Dunidan aan ku noolnahay waxa jira deegaano maska laga cuno, sida wadano badan oo ku yaala bariga fog ee qaarada Aasiya.


Tags:

Af CarabiAf IngiriisAf-LaatiinAf-TaliyaaniAmxaariDuurjoogXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Hogaamiyaha dhabtaaLixleeyShiicaSoomaali GalbeedSuugaanta Reer AlmisAadan YabaalRaxanweynCabdirashiid SharmaarkeSaxaafadCaaqilka gahayle gabaySurre (beel)WebiyadaDhaqanka SoomaaliFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanCabdiqaadir JubbaMagrib (Gobol)Xasan BarsaneKudhaaGolaha Wasiirada SomalilandShunburoHonjo SuzuXasan Sheekh MaxamuudGalmudugDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaTogdheerDaaroodFarta CismaaniyaHeesHargeysaDekadaha Soomaaliya2024SaaxilSomaliaMareexaanMuduloodSomalilandDhuxul DhagaxWashitoonAf SoomaaliSheekh IsxaaqGobolada SoomaaliyaDad QalatoAsharaaf sarmaanSaldanadii AjuuraanMagacyada AllahEimi FukadaMUUSE ISMACIILProton X70 SUVShanleeyHeesta qarankaAasiyaGusBeerQajaarJaamacada CarabtaShukaansigaBogga HoreXarafGar adagShariif AxmedAadan DaarISO 3166Maxamed Cabdule XasanOgadenDagaalkii xoraynta ogadenCeelbacadQolobaa CalankeedKalandarka Miilaadigasooraan ismaaciil suguleCabdiqaadir YamyamCeerigaaboSheekhaalSanaagLondonCali Cafii Fiqi OmarJidh🡆 More