Yurub: Qaaradaha

Yurub (Af Ingiriis : Europe; Af Carabi: أوروبا) waa qaarada ugu xigta dhinaca galbeed ee arliga weyn ee la isku yidhaahdo Eurasia kaasi oo ka kooban qaarada Aasiya iyo Yurub.

Qaarada Yurub waxaa dhinaca waqooyi ka dhaca Bada Arktik, dhinaca galbeedka waxaa ka xiga Badweynta Atlaantik, dhinaca koonfureed waxaa ka dhaca Bada Mediterraniyan. Si kastaba ha ahaatee, dhinaca bari iyo koonfurbari qaarada Yurub waxaa inta ugu badan loo yaqaanaa Xadka Qaaradaha; taasi oo laga wado meesha qeybisa qaarada Aasiya iyo Yurub. Sida caadiga ah labada qaaradood ee Aasiya iyo Yurub waa kuwo isku-xidhan deegaan ahaan; waxaana badhtanka u dhaca wadano dhowr ah oo ka mid tahay wadanka Turkiga oo labada qaaradoodba ka tirsan.

Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri
Kariirada Yurub

Guud ahaan, qaarada Yurub waxay ku fadhidaa deegaan dhan 10,180,000 square kilometres (3,930,000 sq mi), ama 2% oogada sare ee Dhulka (taasi oo u dhiganta 6.8% dhulka aduunka). Dhinaca siyaasada, qaarada Yurub waxaa ku yaala ilaa 50 dowladood oo madax-banaan, kuwaasi oo wadanka Ruushka noqonayo kan ugu weyn ee ugu bulshada badan - taasi oo qiyaas ahaan noqon karta 39% dhulka qaarada iyo 15% bulshada qaarada. Dhinaca kale, qaarada Yurub waxaa ku nool dad dhan 740 million (qiyaastii ilaa 11% bulshada aduunka) tirokoob 2012.) Taariikh ahaan, qaarada Yurub waxay leedahay taariikh dheer oo ka soo bilaabanta wakhtiyadii ilbaxnimada ugu horeeysay, inkastoo dadka reer Yurub aad u horumareen markay bilaabantey kacaankii wershadaha.

Hordhac

Qaaradda Yurub waa mid kamida qaaradaha shanta ah juquraafi ahaan waa qarad u eeg ama jaziirad u eeg. Waxa ay dhererantay ilaa buuraha oral waa dhanka bari iyo Bada Qaswiin.

Wadanada

  1. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri Albaniya
  2. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri Andorra
  3. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri Awstriya
  4. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri Ayslaan
  5. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Ayrland
  6. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri Beljim
  7. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Boland
  8. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Bulgariya
  9. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Burtuqaal
  10. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Denmark
  11. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Estoniya
  12. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Faransiiska
  13. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Finland
  14. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Joorjiya
  15. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Giriiga
  16. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Holland
  17. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Hungari
  18. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Islofaakiya
  19. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Islofeeniya
  20. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Isbaayniya
  21. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Iswiidhan
  22. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Jarmalka
  23. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Iswisarland
  24. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Makidoniyada Wuqooyi
  25. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri Jamhuuriyadda Jek
  26. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Kuruweshiya
  27. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Latfiya
  28. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Lekhtanishtayn
  29. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Lithuaniya
  30. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Luksemburg
  31. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Malta
  32. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Montenegro
  33. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Norwey
  34. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Romaniya
  35. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  San Marino
  36. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Seerbiya
  37. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Talyaaniga
  38. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Yukrayn
  39. Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri  Bosniya iyo Hersegofina

Sidoo kale fiiri

Linkiyo Kale

Tixraac


Dalalka Yurub Yurub: Hordhac, Wadanada, Sidoo kale fiiri 
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki

Tags:

Yurub HordhacYurub WadanadaYurub Sidoo kale fiiriYurub Linkiyo KaleYurub TixraacYurubAasiyaAf CarabiAf IngiriisBada DhexeBadweynta ArktikBadweynta AtlaantikQaaradTurkiga

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Manchester City FCLaosMareexaanCali WarsameCeelMakaahiilImaam Axmed GurayNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoBeesha Habar CafaanCunto SoomaaliCurudka SamaroobBurcoLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaFalastiinQoraaAasiyaWiil waalShabeellaha DhexeOperating systemIngiriiskaMadiinaXasan Sheekh MaxamuudIiraanInternational Standard Book NumberDhaqanka SoomaaliCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandSadaam XuseenGobolada SomalilandDagaalkii (2006–2009)AljeeriyaDawlada CosmaniyaNabi Ibraahiim C.S.AbwaanGar adagQaaradahaDegmada Feer-feerQolobaa CalankeedSheekhaalSiyaasadda SoomaaliyaTera Intezaarsooraan ismaaciil sugule99ka Magac ee IlaahayMeereMaxamed gorgaateWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaBariga DhexeAstaanta Calanka CirdhowKalandarka MiilaadigaXamza bin cabdi mudalibTaariikhda SaxaabadaFaysbuugNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayWoqooyiga AmeerikaXasan Sheekh MuminHiraabWaaciyeMasarAbokor muuseRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaJidhSoomaalilandHobyoBaddacasSuugaanMurursadeIsku dhisNebi Aadam C.SLiin qarbooshWardheerXoolo🡆 More