Xadiid

Xadiid

Xadiid
Curiyaha Xadiidka.

ama Aayron (Ingiriis: Iron) calaamad Fe waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan-iyo-lix. Curiyehan oo ah bir ayaa wuxuu yahay midka ugu caansan curiyeyaasha ee bani-aadamku isticmaali jireen tan iyo bilowgii ilbaximoda, waxaa ka horeeyay oo kali ah Naxaasta. Xadiidku waa birta kowaad ee Birta Ku Meelgaadhka ah (Transitional Metal), guruubka 8aad, heerka 4aad iyo d-block ee shaxda miiska Diwaanka Curiye.

Xadiidka waa curiyeha afaraad ee ugu badan qolof dhulka, waxaana laga heli karaa inta u badan dhagax kasta oo dhulka laga helo. Aayronta saafiga ah weey jilicsan tahay, xataa ka jilicsan tahay Alumiiniyaamta, laakin sida badan waxay isku dhis la sameeysaa walxo kale, inta badan Kaarboonta si loo helo birta aan daxlin ee jaandiga (steel).

Sida badan ayadoo lagu dhex darayo curiye kale ayaa isku dhiska Aayronta waxaa loo isticmaalaa waxyaabo badan oo dhismuhu ka mid yahay. Marka qadar yar oo Kaarboon ah lagu daro Aayroonta waxaa soo baxa birta aan daxlin ee Steelka taas oo 1000 jeer ka adag Aayroonta caadiga ah.

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Xadiid

Sidoo kale akhri:

Xadiid

Xadiid

Tags:

Xadiid Taariikhda kaXadiid Atomka AayrontaXadiid Fal-galka Curiyeha KaleXadiid Isticmaalka AayrontaXadiid Ciwaano La Mid AhXadiid XigashoXadiid

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AbgaalSuudaanJabuuti (magaalo)Galmada dabadaDagaalki Russka-JabaanReer Aw XassanMidabAxmed IdaajaaTelesomSalaada CasirUstareliyaQamadiImaaraatka CarabtaMisirShukaansigaSoolSamirsiinIleysIbn KhalduunRaage UgaasMeles ZenawiSuuriyaAbaajibilDiinsoorYurubOgaadeen (beel)DadSheekhaalDamiirMarkaXarafXisaabMasarreFar SoomaaliGendersheCanuuniDishiisheGuamLuqada Tamil-kaNaasleyIsmaaciil saleebaanUgaas Xasan Ugaas YaasiinLibaaxAljeeriyaGoroyo SoomaaliFarraareISO 3166GadabuursiYaaqshiidBaalcad absameJuqraafiWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaHal AbuurMaaliShiicaBaraaweHTMLAbu HurayraIiraanXiddigisTansaaniyaHobyoBeesha Habar CafaanBaayCabdiqaadir JubbaMidowga Sofiyet99ka Magac ee IlaahayCiidanka Nabadsugida SoomaaliyaSSC-Khatumo stateGalguduudWoqooyi Bari, Kiinya🡆 More