Ruushka

Ruushka (Af Ruush : Россия) ama Ruushka Fedaraalka ah waa waddan ku fidsan qaaradaha Bariga Yurub iyo Waqooyiga Aasiya.

Dalku wuxuu ku fidsan yahay laga bilaabo Badda Baltic ee galbeedka illaa Badweynta Baasifiga ee bariga, iyo Badweynta Arktik ee woqooyiga ilaa Badda Madoow iyo Badda Caspian ee koonfurta. Ruushka wuxuu daboolayaa 17,125,191 kiiloomitir oo laba jibbaaran (6,612,073 sq mi), oo u dhigma in ka badan sideed meelood meel dhulka la deggan yahay, wuxuu ku fidsanyahay kow iyo toban soonayaasha waqtiga, wuxuuna xuduud la leeyahay 16 dal oo madaxbanaan.

Ruushka Fedaraalka ah
Российская Федерация (Af-Ruush)
Ruushka Ruushka
Heesta qaranka: 
"Государственный гимн Российской Федерации"
"Gosudarstvennyy gimn Rossiyskoy Federatsii"
"Heesta qaranka Ruushka Fedaraalka ah"
Goobta ee Ruushka ku taalo oo ay ka midtahay Krimea cagaar biyobiyo[lower-alpha 1]
Goobta ee Ruushka ku taalo oo ay ka midtahay Krimea cagaar biyobiyo
Goobta ee Ruushka ku taalo oo ay ka midtahay Krimea cagaar biyobiyo
Magaalo madaxMoskow
Magaalada uguwayn Caasimada
Luqada rasmiga
iyo luqada qaranka
Ruush
La aqoonsaday Luqadaha qaranka Fiiri Luqadaha ruushka
Qaybaha qoomiyedaha (2010)
  • 80.9% Ruush
  • 3.9% Tatar
  • 1.4% Ukrain
  • 1.1% Bashkir
  • 1.0% Chuvash
  • 1.0% Chechen
  • 10.7% kuwa kale
Dadka Ruush
Xukunka Federal semi-presidential constitutional republic
 -  Madaxweyne Vladimir Putin
 -  Raiisul wasaare Mikhail Mishustin
 -  Afhayeenka
Golaha federaalka
Valentina Matviyenko
 -  Afhayeenka
Gobolka Duma
Vyacheslav Volodin
 -  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Vyacheslav Lebedev
Sharci dejinta Golaha Federaalka
 -  Aqalka sare Golaha Xiriirka
 -  Aqalka hoose Gobolka Duma
Sameynta
 -  Novgorod built c. 862 
 -  Kievan Rus' 879 
 -  Duchy of Moscow 1283 
 -  Tsardom of Russia 16 January 1547 
 -  Russian Empire 2 November 1721 
 -  Monarchy abolished 15 March 1917 
 -  Russian Federation 12 December 1991 
 -  Current constitution 12 December 1993 
 -  Siyaasadii ugu dambeysay qirtay 18 March 2014 
 -  Wax ka beddelka ugu dambeeyay 4 July 2020 
Baaxad
 -  Guud ahaan 17,098,246 km2  (without Crimea)(1st)
6,601,670 sq mi 
 -  Biyo (%) 13 (including swamps)
Tirada dadka
 -  2020 (December) qiyaasta
  • Steady 146,751,300
  • (including Crimea)
  • 144,386,830
  • (excluding Crimea)
Kobaca 0.824 (very high / 52nd)
Lacagta Russian ruble (₽) (RUB)
Waqtiga (UTC+2 to +12)
Taariikhda dd.mm.yyyy
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +7
Furaha Internetka
  • .ru
  • .su
  • .рф

Moscow waa caasimada dalka waana magaalada ugu weyn; magaalooyinka kale ee waaweyn waxaa ka mid ah Saint Petersburg, Novosibirsk, Yekaterinburg, Kazan, Nizhny Novgorod, Chelyabinsk iyo Samara. Ruushka waa wadanka ugu weyn aduunka, waa wadanka sagaalaad ee ugu dadka badan, sidoo kale waa wadanka ugu dadka badan Yurub. Waddanku wuxuu ka midyahay kuwa ugu shacabka tirada yar caalamka marka loo fiiriyo baaxada dalka.


Qiyaastii kalabar guud ahaan dalka waa dhul duur, waxaana ku nool afar meelood meel tirada guud ee dadkeeda oo ka badan 146.7 milyan. Ruushka wuxuu maamul ahaan u qaybsan yahay 85 qaybood oo federaal ah. Magaalada caasimada ah ee Moscow waa magaalada ugu weyn yurub iyo nawaaxigeeda, waxayna ka midtahay kuwa ugu waaweyn adduunka , oo in ka badan 20 milyan ay deggan yihiin.

Ruushka waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay dal awood leh , oo leh ciidanka labaad ee ugu awooda badan aduunka, iyo kan afaraad ee ugu qarashka militariga sareeya. Maaddaama ay tahay dowlad hub nukliyeer oo la aqoonsan yahay, waddanku wuxuu leeyahay keydka hubka adduunka ugu weyn.

Dhaqaalaha dalka wuxuu ku jiraa kaalinta kow iyo tobnaad ee ugu weyn dunida oo dhan marka loo eego GDP iyo kan lixaad ee ugu weyn marka loo eego PPP.

Kheyraadka ballaaran ee Ruushka laga helo macdanta iyo tamarta ayaa ah kan ugu weyn adduunka, taasoo ka dhigeysa mid ka mid ah kuwa ugu horreeya soo saarista saliidda iyo gaaska dabiiciga ah ee adduunka. Ruushka waxay martigalisay tirada sagaalaad ee adduunka ugu tirada badan ee UNESCO Goobaha Dhaxalka Adduunka, isla mar ahaantaana lagu qiimeeyo heer aad u sarreeya ee Heerka Horumarinta Biniaadamka.

Ruushka waxay leedahay nidaam daryeel caafimaad oo caalami ah iyo waxbarasho jaamacadeed oo bilaash ah. Waa xubin joogto ka ah Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, xubin ka ah SCO, G20, Golaha Yurub, APEC, OSCE, IIB iyo WTO, iyo sidoo kale inay xubin ka tahay hoggaanka CIS, the CSTO iyo xubin ka tirsan EAEU. Mas'uuliyiinta Ruushku waxay kordhiyeen ololahooda argagaxa leh ee ka dhanka ah Markhaatiyaasha Yehowah, iyagoo xiray oo xabsi geliyey inay ku dhaqmeen caqiidadooda. Mas'uuliyiinta Yurub waxay cambaareeyeen silcinta Markhaatiyaasha Yehowah ee Russia.

Waddanamha La Ruushka

Soviet Unuion Pro’s

  • Ruushka  China P.R. Of China 1.550,000+++:;

Xubin

Taariikh

Sido Kale fiiri


Dalalka Yurub Ruushka 
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki


Tags:

Ruushka Waddanamha La Ruushka Soviet Unuion Pro’sRuushka XubinRuushka TaariikhRuushka Sido Kale fiiriRuushkaBadweynta ArktikBadweynta Baasifiga

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SaylacBe LoveSuugaanDiwaanka CuriyeTogdheerMaryama al-QibtiyyaDusaaKhaalid bin WaliidAf-Ingiriisi2023Cali barreYemenYugandhaIstanbuulDagaarMaxamed Cabdule XasanSuuradAf-RomaniNebi Aadam C.SAbshir BacadleBuuhoodleCiidanka Booliska SomalilandShiilaaboAayadHaber AwalDAGAALKII STALINGRADMaxmuud SangubXasan Cali KhayreGabayNabi Haaruun C.S.FuraatBaabiyloonDhiigBuula xaajiCilmiga bulshadaMuuse BiixiSoonBoocameSaliid MacsaroUrdunBuurta Daalo2019Taariikhda Qaramada MidoobayBari (Gobol)Ciidanka Xooga SoomaaliyaCeerigaaboXudun (degmo)Gobolada SoomaaliyaWiil waalKaty PerryAyaanle cayrDharkeenleeyBoqortooyada MidowdayIsgaadhsiinta SoomaaliyaDowladii UmawiyiintaDaahir Rayaale KaahinBakteriyaXeer ciiseTansaaniyaKoonfurta AfrikaLaydiDastuurka SoomaaliyaDhuusamareebSNMNabadDuqa magaaladaCigaal shiidaadWaqooyiga SoomaaliyaAikaAwdheegleKenyaQatarDaylight saving timeItoobiyaDeegaan🡆 More