Raqay

Raqay ama xamar waa geed miro dhanaan ah waxuu ka baxaa dalka Soomaaliya iyo meelo badan oo caalamka kamid ah gaar ahaan wadamada Afrika qaarkood iyo wadamada Aasiya.

geedkaan waa la cuni karaa, waxaana lagu daraa bisbaaska la shiiday ama cuntada lagu sameesto kushiinka.geedkan midhihiisa iyo caleentiisuba waa dhanaan geedkani sanadka oo dhan waa cagaar waana geed kamida dhirta sare amaba dhirta dhaadheer geedkan midhihiisa waxa laga sameeyaa waxyaabo badan oo ay kamid tahay in laga sameeyo, shayga ay soomalidu u taqaano shigniga ee lagu daro cuntada kaas oo ah in midaha geedka lagu dhex googooyo ama lagu raqdo bisbaas iyo Cusbo ama waxyaabo kale loo isticmaalo macaynta cuntada. wadan kastaa waxa uu isticmaalaa si gooniya.wadamada aadka looga isaticmaalaa waxaa ka mid ah soomaaliya iyo meelo badan oo afrika ka mid ah iyo dalka hindiya iyo wadamada dariska la ah.

Raqay
xamar


halka uu kasoo jeedo geedkaan

Geedkaan waxoo asal ahaan ka soo jeedaa dalka Suudaan oo halkaas aad uuga baxo iyo wadamo badan oo kamid ah afrika.Waxaa kale oo geedkaan waqti aad u dheer laga isticmaali jiray dalka masar xiligii faraacinta iyo waliba wadanka hindiya.Raqayga waxaa waxkhti aad u dheer laga isticmaali jiray caalamka.

Tags:

AasiyaAfrikaCaalamCagaarDhanaanHindiyaSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Bada DhexeItoobiyaBadweynta HindiyaMarqaanweyne2004Maalinta DhulkaBahabar cabdaleDaa'uud XirsiWanlaweyn-DhirBoosaasoIsraaiilAfarta jihoSoolQabiilka eyloWindows 7MeereSuug (qori)Mucaad Bin JabalSamaaleDubayQabyaaladaWacbuudhan AbgaalHilibi MaxamedBalcadHadalHalbeegXasuuqii IsaaqSomaliaSoomaaliyaAf IngiriisSadaxleeyAmber RoseJuqraafiga SoomaaliyaTaariikhda MogadishuQajaarJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCasuus (midab)Ciise (qabiil)BariireShiiq bashiir yuusuf xasanSuufiNelson MandelaSoomaali AlifbeetSeediBardaaleAw-dhuleedka AfrikaGanacsiKoonfur AfrikaCeeldheerMaroodi JeexAw-badeedka KhuuriGalguduudSaldanadii AjuuraanBayolojiNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayXasan Sheekh MaxamuudMagacyada SoomaaliyeedDowladii UmawiyiintaSuugaanAf-LaatiinCabdulaahi bin mascuudGolweynWaqooyiga AfrikaCeerigaaboNiisaabuurCilminafsiDiyaarad2013KaaraanWiki🡆 More