Mobile

Mobile (Af Ingiriis : Mobile Af Carabi : ar‎) waa aalad wada xiriirin waa taleefan fiilo la'aan ah oo jeebka lagu qaadan karo, waxuu ku shaqeeyaa ateeno xiriir baahiye ah oo meel ka taagan markii uu galo xad cayimanoo uu kula shaqayn karo.

1973 Dr. Martin Cooper ayaa ahaa qofkii ugu horreeyay ee muujiya taleefanka gacanta ee gacanta lagu hayo.

Mobile
Talefon Smartphone
Mobile
Mobile Talefon

ka dibna waxaa isku xiraya xiriirka ateeno ama mid dayax gacmeed, Mobilka waxaa laga diri kara SMS ama wicitaan (call) dhow iyo mid fog, socodka samaanka ayaa mobilka ka dhigay mid aan kaliya loo adeegsan wicitaan, mobilku wuxuu noqday kumbuyuutar gacmeed (gacanta le'eg), wuxuu leeyahay kaladar, gambaleel, xasuus qor, shabakad internet, E-mail dirid iyo helid, sawiro, maqal iyo muuqaal iyo GPS'ka. shirkadaha ayaa ku tartama suuqa taleefan gacmeedka ilaa laga gaaray meelo sare, xaga qaabka iyo midabka qaab adeegsiga iyo adeegyada ku jira. wuxuu gaaray meelo aad u fog oo aduunyada ka mida waxaana sii yaraanay taleefanada fiilada leh ee land-line-ka.

Taariikhda mobileka

Shaqadiisa aasaasiga ah

Dhibkiisa iyo dheeftiisa

Dheeftiisa

Xiriirka joogtada ah

Ineternetka

dhibkiisa

Halistiisa caafimaad

Talo ku aadan ka fogaanshaha dhibta mobileka

Ma laga maarmaan baa in la damiyo mobileka xiliga duulitaanka?

Liiska dowladaha hadba tirada mobileka

Sidoo kale eeg

Tixraac

Xiriiriye banaanka ah

Oppo A16 Price in Bangladesh - Friends, I am discussing with you all the aspects of the Oppo A16 price, its features, disadvantages, and complete specifications of Oppo A16 Price in Bangladesh. Currently, this mobile in Bangladesh is gaining popularity. If your budget is 12,000 or more then you can check this phone. I will discuss some information about the phone below. Also, Read Here Another Post>>>>> Oppo A16 features in this mobile phone and how much money you can buy this mobile phone in Bangladesh, you can definitely know the detailed information through this article today.

What is the price of oppo a16 in Bangladesh? Oppo A16 Price in Bangladesh The price of Oppo A16 in Bangladesh is 12,990 (3/32 GB), 14,990 (4/64 GB) only officially priced. The 3/4 GB RAM + 32/64 GB storage variant of Oppo A16 is priced at Rs 12,990 (3/32 GB), and Rs 14,990 (4/64 GB).READ MORE>>>

Tags:

Mobile Taariikhda mobilekaMobile Shaqadiisa aasaasiga ahMobile Dhibkiisa iyo dheeftiisaMobile Ma laga maarmaan baa in la damiyo mobileka xiliga duulitaanka?Mobile Liiska dowladaha hadba tirada mobilekaMobile Sidoo kale eegMobile TixraacMobile Xiriiriye banaanka ahMobile1973Af CarabiAf Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Nabi Yacquub C.S.IngiriiskaAf-LaatiinAw-badeedka KhuuriDhiigSoomaaliweynBeeraha SoomaaliyaXagalSiyaasadda SoomaaliyaMaxamed Cabdule XasanCilminafsiMaxamed Faarax CaydiidGalmoTaariikhda Badmareenka SoomaalidaCeelbacadAbu BakrMagaaloNabadXayawaanTunisiyaAf-SoomaaliBaddacasMadaxweyneyaashii SoomaaliyaYugandhaQuracDawlada CosmaniyaMurtiAdoonSadaxleeyDhulbareFarxiya FiskaAntarktikaNebi Aadam C.SGooryaankaBartireSuudaanShiinahaBuula xaajiCilmi BoodhariGadabuursiMiddle ShabelleXVideosDiiwaanka Caasimadaha AfrikaGacanIndunisiyaWabiga JubbaLiin dhanaanSaldanadii AjuuraanIsku-buuqaKoonfur AfrikaMareexaanMasarTansaaniyaXoghayeSaynisQajaarGeed TimirGegada Diyaaradaha ee Aadan CaddeAf-FaransiisQoondarSaldanada GelediShimbirMucaad Bin JabalGalinsoorKoobka AdduunkaIsmiidaaminSoomaali GalbeedMaxamed SamatarAf SoomaaliXeer ciiseWanlaweyn-MoobleenMeheri🡆 More