Koonfur Suudaan

Koonfur Suudaan ama Jamhuuriyada Koonfurta Suudaan waa dal ku yaal bariga afrika waxaana caasimada u ah Jubba waxeey xad la wadaagtaa Suudaan oo ka xigta woqooyiga, Itoobiya oo ka xigta bariga, Yugandha, Kenya oo ay ka xigaan koonfurta, iyo Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ka xigta galbeedka.

Koonfurta suudaan waxey mar ka mid ahaan jirtay dalka Suudaan, waxayna kala go'idooda u sabab noqotay 2dii dagaal ee Suudaan, waa markii ee Koonfurta Suudaan noqotay gobol ka madax banaan. Shacabka reer Koonfur Suudaan waxaa afti laga qaaday 9 Janaayo ilaa 23 Janaayo 2011, waxayna 98,83% doorteen in ay go'aan. Taariikhda markay ehayd 9kii Febaraayo 2011, Koonfurta Suudaan waxay ka mid noqotay Qaramada Midoobay, sidaas darteed waxay noqotay wadanka 193aad ee caalamka ama wadanka 54aad ee Qaarada Afrika.

Koonfur Suudaan
Republic of South Sudan
Koonfur Suudaan Koonfur Suudaan
Hal ku dheg: "Justice, Liberty, Prosperity"
Heesta qaranka: "South Sudan Oyee!"
Koonfur Suudaan
Location of South Sudan
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Juba
04°51′N 31°36′E / 4.850°N 31.600°E / 4.850; 31.600
Luqadaha rasmiga ah English
Luqad loo aqoonsaday dalka
  • Dinka
  • Nuer
  • Bari
  • Murle
  • Zande
and around 60 other languages
Dadka South Sudanese
Xukunka Federal presidential democratic republic
 -  President Salva Kiir Mayardit
 -  Vice President Riek Machar Teny
Sharci dejinta National Legislature
 -  Aqalka sare Council of States
 -  Aqalka hoose National Legislative Assembly
Independence from Sudan
 -  End of Anglo-Egyptian Sudan 31 December 1955 
 -  Comprehensive Peace Agreement 6 January 2005 
 -  Autonomy 9 July 2005 
 -  Independence 9 July 2011 
Baaxad
 -  Guud ahaan 619,745 km2 (42nd)
239,285 sq mi 
Tirada dadka
 -  2008 Tirakoob 8,260,490 (disputed) (94th)
 -  Mugga Dadka 13.33/km2 (214th)
34.52/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2012 qiyaastii
 -  Guud ahaan $10.450 billon
 -  Qof qof $1,006
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2012 estimate
 -  Guud ahaan $12.202 billion
 -  Calaa qof $1,174
Qaybsiga (2009)45.5 (medium)
Lacagta South Sudanese pound (SSP)
Waqtiga East Africa Time (UTC+3)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +211
ISO 3166 code SS
Furaha Internetka .ssa
a. Registered, but not yet operational.

Taariikh

Ma jirto taariikh horay looga qoray Koonfurta Suudaan, laakiinse waxaa jirto hadalo afka laga soo dhahay, oo ah in Koonfurta Suudaan markeeda hore ee wada degenaan jireen dad reer baadiya ah, intii aysan imaanin qoomiyadaha Dinka iyo Nuer sanadihii 800. Taariikhda marka ay eheed 1822kii Woqooyiga Suudaan waxaa qabsaday Cusmaaniyiinta Masar, Koonfurta Suudaan way madax banaaneed, laakiin 1899kii ayaa Ingiriiska iyo Masaarida qabsadeen dhamaan woqooyiga iyo koonfurtaba. Sanado yar ka hor intii ay Suudaan ka madaxbanaaneed Ingiriiska, wuxuu Koonfurta Suudaan iyo Woqooyiga Suudaan ula dhaqmi jiray gobolo kala go'an, sababo la xiriiro cabsi laga qabay cuduro. Gobolada waxay xornimadooda heleen 1956kii. Intii aysan madaxbanaanidooda si rasmi ahaan u helin 1955kii, Koonfurta Suudaan iyo Woqooyiga Suudaan waxaa dhexmaray dagaalo oo ay Koonfurta Suudaan ku diidayso in ay hoostagto caasimada Khartuum, dagaaladaas waxay noqdeen kuwa aad u xun oo xukumada Khartuum ku layneeso shacabka Koonfurta Suudaan.

Gobolada

Koonfurta Suudaan waxa ay ka koobantahay 10 gobol.

Koonfur Suudaan 
Tobanka gobol ee koofurta suudaan.
  Bahr el Ghazal
  Equatoria
  Greater Upper Nile


Tixraacyada

Tags:

2011AfrikaItoobiyaJamhuuriyadda Bartamaha AfrikaJanaayoJubbaKenyaSuudaanYugandha

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Degmada Feer-feerMaxamed CigaalCaruurta Nebi MuxamedNaasleyDamiirDaguuroHaaruun AlrashiidShillin SomalilandGabayDad QalatoHTMLWarshada Dharka ee BalacadM16 (qori)DishiisheMaalinBaddacasJadwalka CuriyayaashaRamadaanJijeeleBarasiilSamirsiinSigaarAxkaamta JanaasadaDagaalkii Dunida KowaadSaldanadii AjuuraanKoonfur AfrikaGarsoorka SoomaaliyaGelediUstareliyaBeeraha SoomaaliyaAf-IngiriisiHorumarinta BulshadaSuugaanCeel BuurHawiyeLuuqad SoomaaliBeerAstaanta Calanka CirdhowNabi Suleymaan C.S.Ek Paheli LeelaGalmada dabadaISO 4217MeheriSadaxleeySomalilandHiraabHabar GidirWax ka bedelkaAf IngiriisWarbixin SoomaaliyaTaariikhda MogadishuQoraaAbokor muuseAfarta XiliSuldaan Suleymaan Al QaanuuniKulXeerSaldanadii CadalBoqor Mayow Xuseen Abow Aala-sheekhCali WarsameCaano ciirMaatarMadiinaMagrib (Gobol)Muuse Shiikh IsxaaqAfarta xilliLibaaxFanka SoomaalidaFarraareSuug (qori)Cusmaan bin Cafaan🡆 More