Jeer (Hippopotamus amphibious) waa xayawaan ku nool biyaha iyo berrigaba oo Naasley ah.
Waxay u badan tahay webiyada. Waa xayawaan ku nool dhulka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika. Waa xayawaanka saddexaad ee berri-ku-noosha ugu miisaanka culus isagoo weliba aad uga gaaban geriga. Jeertu waxay ku nooshahay webiyada iyo harooyinka.
Maalintii inta badan waxay ku dhexjirtaa biyaha. Waxay ku rintaa (ku orgootaa) oo ku dhashaa biyaha dhexdooda. Waxay isu raacdaa kooxkoox.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Jeer, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.