Jabaan

Jabaan
日本国
Nibon-koku
Calanka Jabaan Astaannta Qaranka ee Jabaan
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Kimigayo 君が代
Location of Jabaan
Location of Jabaan
Caasimada Tokyo
Luuqada(ha) Looga hadlo Jabaanis, iyo luqado kale oo la tiri karin]]
 -  Emberor Naruhito
 -  Ra'iisul wasaare Fumio Kishida
Area
 -  Total 377,944 km2 km² 
145,925 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.8
Cadadka Dadka
 -   qiyaas 127,380,0002 
GDP (nominal)  estimate
 -  Total $4.998 trillion 
 -  Per capita $30,998 
Lacagta Yen
Wakhtiga (UTC+9) 
Jabaan
Carte du Japon

Jabaan (Af-Jabaaniis:日本: Nihon ama Nibon magaceeda oo dhameestiran:日本国 :Nibon-koku ama Nihon-koku, waa wadan jasiirado ka sameesan, oo ku yaalo Badweynta Baasifik ee qaarada Aasiya. Wadankaan waxoo daris la yahay Badda Jabaan, Shiinaha, Koonfur Kuuriya, Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka Dadka tiriskii laga qaaday jabaan 1920kii, waxee eheed 55 miliyan oo qoys, sanadka marka oo ahaa 2017* neh waxaa degenaa 126,960,000 oo qoys.

Jabaan
"National Diet Building"
Jabaan
Ville d'OSOKA
Jabaan
Lo sièti sociau de Nissan a Tòquio

.

Jabaan
Japanese archipelagoAs seen from Satellites.

.

Jabaan
Jabaan
Fujitsu Limited
Jabaan
TYT Motors Inc.
Jabaan
Jabaan
Sharp.!!'(entreprise)
Jabaan
Jabaan
Bourse Japonaise.!!`?
Jabaan
Jabaan
Citizen Watch.
Jabaan
Logoja e Hondas.


.

Jabaan

.•

Jabaan waxee ka koobantahay 6,852 jasiiradoo, affarta ugu waa weyn oo boqolkiiba todobaatan daboolo dhulka jabaan waa Honshu, Hokkaido, Kyushu iyo Shikoku. Jabaaniiska waxee iskuugu wacaan (Nihon), luqadooda neh waxee dhahaan (Nihongo). Magaca Nibon micnaheeda waa jabaan laakiin waxee u adeegsadaan, lacagaha, bashqadaha iyo cayaaraha caalamka iyo wax la mid ah.Jabaan waxaa loo micneeyaa wadanka qoraxda ka soo baxdo, 日 (qorax) 本 (soo bax), markii hore jabaan waxaa loogu yeeri jiray magacyo badan, gaar ahaan wadanka ee taariikhda isla leeyihiin ee Shiinaha, waxee jabaan ugu yeeri jireen (yamato 大和). Erayga qorax ka soo baxa waxoo asal ahaan ka imaaday shiinaha, sababtoo ah jabaan waxee ka xigtaa dhinaca bariga markii la fiiriyo qaarad aasiya. Ereyga Japan ee Japan waa 日本, oo lagu magacaabo Nihon ama Nippon iyo macno ahaan waxa loola jeedaa "asalka qorraxda". Nichi dabeecadda (CH) macnaheedu waa "qorax" ama "maalin"; saldhigga macnihiisu waa "saldhig" ama "asal". Sidaas daraadeed macneheedu waa "asalka qorraxda" waana ilaha caanka ah ee reer galbeedka caanka ah: "Land of the Sun Rising=LAND OF THE SUN RISING"= "The Land of the Rising SUN" __Wisevoter.!!`?.:•

Jabaan
Las carrèras japonesas que son sovent conhidas de monde: ací au quartièr de ShibuyaaTōkyō
Jabaan
Compañía J.(Fuji.H.Ind.)

.•

Jabaan
Casio Bilgisayar A.Ş.
Jabaan
¡¡Seiko Epson Corp.
Jabaan
"Olimp". Şirketi.

.!!`?

Jabaan
Brother Industries Ltd.
Jabaan

Jabaan
Mazda Motors.

Jabaan
Société du groupe Sony Corps..

Jabaan
Jabaan
69%Japon!!?.Coréenne28%..!!?
Jabaan
Jabaan
Dr.Canon.!!
Jabaan
Jabaan
Logo of P.S.;(2014)

.:•

Rikoodhkii ugu horreeyay ee magaca Nihon wuxuu ka muuqdaa taariikhda Shiinaha ee taariikhda ah ee hannaanka Tang, Book of Old Tang. Dhamaadkii qarnigii toddobaad, wafdi ka yimid Japan ayaa codsaday in Nihon loo isticmaalo magaca dalkooda. Magacani waxaa laga yaabaa in uu asal ahaan ka soo jeedo warqad loo diray 607 waxaana lagu diiwaan geliyay taariikhda rasmiga ah ee Suudiiste. Prince Shōtoku, Regent of Japan, ayaa u diray ergeyga Shiinaha warqad kaas oo uu ugu yeeray "Boqortooyada Dhulka ee Qorraxdu kacdo" (日 出处 天子). Farriinta ayaa yiri: "Halkan, waxaan ahay, Boqortooyada waddanka qorraxdu soo baxdo, u dir warqad si aad u aragto Boqortooyada dalka ee qorraxdu u eg tahay.

    Bye.!!`Byye.!!`?

.:

Qalinkii: Fadxi M. For: AlJazeera America; AlGazeera Balkans.: Byye;!!`?`

Boqolkiiba IMF

5.9% .

Xubin

Waddanamha Deggan Jabaan

  • Jabaan  Japan 129,000,000+++;

As of 2017 June, 2,086,604 of foreign residents live in Japan. More than half of them are Chinese and Korean. Figure : Population of Foreign Residents in Javanese by Nationality.!!`?`

Waddamada La Deggan Jabaan

  • Jabaan  China:PRC:150,000+++;

..

.

[]

[].

Taariikh

Visa Jabaan

Waqooyiga Kuuriya

Taariikh

Sidoo kalle Fiiri

.:•

  • Jabaan  Pakistan & "Bangladesh" :493,495,321+++:-))

.:•

Tixraac

Ingiriis (Dad) Boqortooyada Midowday

Tags:

Jabaan Boqolkiiba IMFJabaan XubinJabaan Waddanamha Deggan Jabaan Waddamada La Deggan Jabaan TaariikhJabaan Visa Jabaan TaariikhJabaan Sidoo kalle FiiriJabaan TixraacJabaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dagaalkii UxudIlaahayMaansoLionel MessiTalyaanigaJilibEmailDabajeex (qori)XasanSiciid GacamaySoomaalilandAbuu Cubeydah Caamir ibn JaraaxAxmed SiilaanyoGalmada dabadaJijeeleKalandarBursaalaxAlleSuuradAf IngiriisGeedCaruurta Nebi MuxamedCigaal shiidaadSadaxleeyNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayYugandhaReer BaraaweSoomaali GalbeedBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaSiyaasadda SoomaaliyaCanfarGarasbaaleeyRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaSheekhaal JaziiraShilke (qori)Haber AwalWindows 7Maalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960WardheerCali Cafii Fiqi OmarSiwaarqoonCeelafweynXeerAbooreeyJowharAbshir BacadleDagaalkii BederJarso2021Abu Hurayra11Garsoorka SomalilandXaafada juungalUstareliyaBalidhiigXisbiga SYLLubnaanSiigeysiFranceCarabtaCarabiMurursadeWabiga ShabeelleQaahiroMagacXaasaska Nebi MuxamedMuuse Shiikh IsxaaqCiidanka Xooga SoomaaliyaNabi Nuux C.S.XisaabSilcis (beel)Togdheer🡆 More