Eratareya

Eretereya waa dal ku yaala Baxsinta Afrika derisna la'ah dawladaha Itoobiya, Jabuuti iyo Suudaan.

State of Eritrea
  • ሃገረ ኤርትራ (Af-Tigrinya)
  • Hagere Ertra
  • دولة إرتريا (Af-Carabi)
  • Dawlaṫ Iriṫriyá
Eratareya Eratareya
Heesta qaranka: Ertra, Ertra, Ertra
Eritrea, Eritrea, Eritrea
Location of Eratareya (dark blue) – in Africa (light blue & dark grey) – in the African Union (light blue)
Location of Eratareya (dark blue)

– in Africa (light blue & dark grey)
– in the African Union (light blue)

Location of Eratareya (dark blue)

– in Africa (light blue & dark grey)
– in the African Union (light blue)

Eratareya
Location of Eritrea
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Asmara
Luqadaha rasmiga ah None (see working languages)
Luqad loo aqoonsaday dalka
Working languages
Qaybaha qoomiyedaha (2012)
  • 55% Tigrayan
  • 30% Tigre
  • 4% Saho
  • 2% Kunama
  • 2% Bilen
  • 2% Rashaida
  • 5% others
Dadka Eritrean
Xukunka Unitary one-party presidential republic
 -  President Isaias Afwerki
Sharci dejinta National Assembly
Formation
 -  Dʿmt c. 980 BC 
 -  Kingdom of Aksum c. 100 AD 
 -  Medri Bahri 1137 
 -  Italian Eritrea 1890 
 -  Eritrean Federation 15 September 1952 
 -  De facto State of Eritrea 24 May 1991 
 -  De jure State of Eritrea 24 May 1993 
Baaxad
 -  Guud ahaan 117,600 km2 (99th)
45,405 sq mi 
 -  Biyo (%) 0.14%
Tirada dadka
 -  2021 qiyaasta 3,620,312 (116th)
 -  Mugga Dadka 51.8/km2 (154th)
111.7/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $10.176 billion
 -  Qof qof $1,466
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $6.856 billion
 -  Calaa qof $988
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.420 (low / 179th)
Lacagta Nakfa (ERN)
Waqtiga EAT (UTC+3)
 -  Xagaa (DST) not observed (UTC+3)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +291
Furaha Internetka .er

Erataria waa dal ku yaala bariga afrika gaar ahan badda cas ila Gacanka Cadmeed aagga loo yaqaan baabulmandab dalkaas waxaa horay uga tirsanaan jiray dawlada federaalka ee Itoobiya waxa uuna ka go'day sanadkii 1991, dalka Eratariya waxa hada waxaa ka taliya madaxweyne Isaias Afewerki.

Eratareya
Eratareya
Eratareya

Dalka eratiya wuxuu xuduud la wadaagaa Wadamada Jabuuti Dhinaca koonfurbari, Itoobiya dhinaca koonfureed suudaan iyo badda cas, dalka erataria waa dal sabool ah hadana intii kadanbaysay sanadihii 1991 ayuu soo gaaray horumar weyn oo lataaban karo.

Xubin



Waddnmaha degaan Eritera

[].!!`?[].!!`?

[].

Siyaasadda

Doorashaddii ugu horeysay oo ka dhacday Ereteriya sanadka markuu ahaa 1991kii, shacabka ereteriya waxeey doorteen xornimo 99.8%, ayada markaas dagaalo xun dhaxmaray itoobiya iyo ereteriya, oo halkaas ku dhinteen dad aad u badan. Siyaasadda Ereteriya waa mid ku dhisan hab nabadeed taasoo ah dad jecel midnimada soomaaliya waloow lagu eedeeyey in ay taageeri jirtay kooxihii ka horjeeday joogitaanka Itoobiya kadib markii ay qabsatay Soomaaliya 2006 waxaa la sheegay in ay joogeen ciidamo ereteriya udhashay oo gaaraya 2000 askari taasoo beenoowday markii dambe, si kastaba ha aheetee waxaa iska hor yimid siyaasaddii Itoobiya ee ahayd kala qaybinta Soomaaliya iyo tii ereteya taasoo kentay markii dambe in golaha amaanku uu cunaqabayn saaro dalkaan.

Eratareya waxay ku adkaysanaysaa inay ixtiraamto heerarka caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha. Hay'adaha waaweyn ee xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyay ku tumashada xuquuqda aasaasiga ah waxayna sii wadaan inay ku boorriyaan Eratareya inay saxdo xaaladda.


Tags:

Eratareya XubinEratareya Waddnmaha degaan EriteraEratareya SiyaasaddaEratareya LinkEratareyaBaxsinta AfrikaDalItoobiyaJabuutiSuudaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cigaal shiidaadMeereHibo NuuraCaabudwaaqSoomaaliyaFarxiya KabayareYurubBakoolMUUSE ISMACIILTurkigaQolobaa CalankeedGalguduudAdoonDumarka Soomaaliyeed1966Burkina FasoCiid al-AdxaaLuuqad SoomaaliSadaxleeyIsmaaciil MireGolaha Wasiirada SomalilandJaandiNabi IdriisQabiilada SoomaalidaJaamacadda Nile university of science and technologyMobileAfarta jihoAqoonJubbada DhexeJamaal CabdinaasirDegoodiCilmiga bulshadaThiin (lambar)Cabdiqaasim Salaad XassanAadan Cabdulle CusmaanMooracaseSrettha ThavisinRuushkaOromoLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaDirAf-maldahaDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaDastuurka SoomaaliyaXaliima MagoolWabiga JubbaNebi Maxamed c.sSamoaBuluug (teknooloji)Aw-dhuleedka AfrikaHuruudCurudka SamaroobMadaxweyneyaashii SoomaaliyaBaayLiin bambeelmoCilminafsiBadweynta HindiyaMaxamed Cabdulaahi MaxamedDegmada Tuli guleedCal MadowDhaga yare (geed)Imaaraatka CarabtaCanabDiinsoorIndunisiyaSacad MuuseMurursadeJuqraafiFiat 682 N3BuuriLionel MessiCalanXariirad🡆 More