Bilaha

Bil (astaan: ), weedh Bilo ama Billo Wadar bilood (Ingiriis: month; Carabi: شهر) waa tiro wakhti ah lagu qiyaaso wareega dayaxa, sidoo kale loo isticmaalo xisaabinta wakhtiga sanadka.

    Kani waa maqaal ku saabsan Bilaha Sanadaha. Qoraal ku saabsan bisha fadlan fiiri dayax. Isticmaalo kale oo ku saabsan bilaha fiiri Bil.

Sida ku xusan helitaanka culimada sayniska iyo cilmi falaga wareega saxda ah ee hal bil waa 29.53 maalmood oo u dhiganta hal wareeg oo dayaxu ku sameeyay meeraha dhulka.

Bilaha afka Soomaaliga

Sanadka miilaadiyada wuxuu ka koobanyahay 12 biloood. Macagyada bilahaas dhnaka afka soomaaliga waxaa loo qoraa sida hoos ku qoran.

Magacyada Bilaha

Bilaha sanadka miilaadiyada
  Janaayo   Febraayo   Maarso  
  Abriil   Maajo   Juun  
  Luuliyo   Agoosto   Sebteembar  
  Oktoobar   Nofeembar   Diseembar  

Jadwalka Bilaha

Sida U Kala Horeeyaan Magaca Maalmaha
1 Janaayo 31 maalmood
2 Febraayo 28 maalmood, 29 casho (afartii sano)
3 Maarso 31 maalmood
4 Abriil 30 maalmood
5 Maajo 31 maalmood
6 Juun 30 maalmood
7 Luuliyo 31 maalmood
8 Agoosto 31 maalmood
9 Sebteembar 30 maalmood
10 Oktoobar 31 maalmood
11 Nofeembar 30 maalmood
12 Diseembar 31 maalmood


Tixraac

Tags:

Bilaha afka SoomaaligaBilaha Magacyada Bilaha Jadwalka Bilaha TixraacBilahaCarabiDayaxDhulIngiriisMaalinMeereSanadTiroWakhtiXisaab

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Abu BakrXeerDumarAdoonDucooyinka galista SuuligaQolobaa CalankeedBahda BisadaAstaamaynKenyaBartireWorld Wide WebDhedigCiyaarahaAyaanle cayrMuuse BiixiDiin-dhuleedAqalka hooseLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaGobolada SomalilandWaroodka HowlwadaagGalmoSaldanadii OgaadeenMaxamed CawaaleJaamacada CarabtaGacan LibaaxAf-SoomaaliMaahmaah Xarafka AGalbeedka AfrikaLuuqad SoomaaliJuqraafiga SoomaaliyaShiishadMadhibaanCalanka SomalilandRuushkaXisbiga SYLFilimada qooq-kobcintaBalcadTalyaanigaQajaarGanacsiDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaCayr (beel)GelediGalmada dabadaSaldanadii AjuuraanMaxamed MoogeCumar (saxaaba)Xeer ciiseMuqdishoMooracaseUdeejeenAw-dhuleedka Afrika1966Dalxiiska SoomaaliyaBuurta SheekhDastuurka SoomaaliyaDowladii UmawiyiintaMuuse Shiikh IsxaaqItoobiyaMaroodi JeexHowraarsame AmaanreerMaxamed Faarax CaydiidWabxoDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012GadabuursiMayotteMaxamed Al-faatexCilmiga bulshada🡆 More