Cirifka Waqooyi

0°W / 90°N -0°E / 90; -0

Cidhifka Waqooyi (Ingiriis: North Pole) waa geeska ugu shisheeya ama ugu fog ee waqooyi ee meere. Dunida aan ku nool nahay ee dhulka waxay leedahay labo cidhif oo kala ah Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur ee dhulka.

Cirifka Waqooyi
Woqooyi pole

Cirifka waqooyi ee aduunka waxee ku taalaa waqooyiga aduunka, waa meesha oo aduunka ku dhamaado. Cirifka waqooyi iyo Cirifka Koonfur waa meelaha 6 bilood maalin ah, 6 bilood neh habeen ah.labadaan meelood waa meesha oo aduunka ka wareegto.

Cirifka Waqooyi

0°W / 90°N -0°E / 90; -0

Cirifka Waqooyi 
Meesha dhacdo Arktik
Cirifka Waqooyi 
Maabka gobolka Arktik oo la midabeeyay
Cirifka Waqooyi 
Muuqaal kale oo Arktik
Cirifka Waqooyi 
Wadanada iyo deegaanada ku yaala iskuwareega Arktik

Gobolka Arktik (Arctic) waa deegaanada cidhifka ugu xiga dhinaca waqooyi ee dhulka. Gobolka Arktik waxay ka kooban tahay Bada Arktik, qeeybo ka mid ah gobolka Alaska (ee ka tirsan wadanka Maraykanka), Kanada, Finland, Griinland, Denmark, Iseland, Norway, Ruushka, iyo Iswidhan. Sidoo kale gobolka Arktik wuxuu ka samaysan yahay bado waawayn oo leh cimilo kala duwan; wakhtiyada qaar noqda baraf marar kale oo sanadka ah diirimaad ah, waxaana deegaanku caan ku yahay dhir yaraanta.

Gobolka Arktik waxaa lagu sharaxaa waqooyiga Cidhifka Waqooyi (66° 33'N), taasi oo hesha iftiin qorax oo aad u kooban iyo habeeno ka dhaadheer deegaanada kale ee caalamka. Sidoo kale deegaanada Arktik waxaa lagu yaqaanaa qaboow daran sanadka oo dhan; wakhtiga ugu diiran (kulu) waa bisha Luuliyo wakhtigaasi oo heerkulku kaba hooseeyo 10 °C (50 °F).

Guud ahaan, deegaanda Arktik waa mid ka duwan dhamaan nidaamyada hab nololeed ee ka jirta caalamka intiisa kale. Tusaale ahaan, gobolku wuxuu leeyahay tiro dad ah (indigenous people) oo la qabsaday qaboowga xad dhaafka ah ee gobolka kaasi oo aanay ku noolaan karayn dadka kale. Intaas waxaa dheer in sanadahan dambe isbedelka cimiladu saamayn weyn ku yeeshay gobolka. Nolosha deegaanadan waxaa ka mid ah naasleyda badaha, kaluun, noole laga helo gunta badaha iyo xubno yaryar oo kale.

Cirifka Waqooyi

0°W / 90°N -0°E / 90; -0

Cirifka Waqooyi 
Muuqaalka badweynta Arktik iyo agagaarkeeda


Badweynta Arktik (Arctic Ocean) sidoo kale loo yaqaano Badweynta Waqooyi waa badweyn dhacda waaxda waqooyi ee Aduunka taasi oo ku wareegsan gobolka Arktik iyo deegaanada Cidhifka Waqooyi. Sidoo kale badani waa tan ugu yar dhamaan shanta badweyn ee aduunka.

Maadama juquraafi ahaan badani dhacdo gobolka ugu xiga Waqooyiga Dhulka waxay caan ku tahay biyo baraf ah inta ugu badan wakhtiga sanadka. Sidoo kale, marka la barbardhigo badweynta (sida Atlantik iyo Baasifik) xajmiga iyo baaxada Bada Waqooyi waa mid aad u yar oo lagu tirin karo badaha yaryar (sea), laakiin sidaas ay tahay Ururka Juquraafiga Biyaha Caalamka (International Hydrographic Organization "IHO") wuxuu u aqoonsaday badweyn. Muuqalka aduunka marka cirka la joogo waxaa si fiican loo arki karaa badani oo in badan cadaan ah sababtoo ah waa baraf inta ugu badan sanadka.

Si kastaba ha ahaatee, Bada Waqooyi waxaa ku wareegsan Waqooyiga qaarada Aasiya (inta ugu badan wadanka Ruushka), Yurub iyo Waqooyiga Ameerika (wadanka Kanada iyo Gobolka Alaska ee Maraykanka). Tan iyo inta taariikhda lagu hayo biyaha Bada Arktik waxay ahaan jirtey biyo baraf ah, marka laga reebo xiliga gu'ga oo waxyar biyuhu diiri jireen. Sanadahan dambe waxaa isbedel weyn ku yimid heerkulkii lagu yaqaanay biyahan sababo la xidiidha cimilada sii kululaanaysa.

Guud ahaan Badweynta Arktik waxay leedahay biyo aad u badan oo saafi ah, si ka duwan biyaha badaha kale ee dhanaanka ah waxay bada ku jira biyo nadiif ah oo baraf ah.

Cirifka Waqooyi

0°W / 90°N -0°E / 90; -0

Cirifka Waqooyi

0°W / 90°N -0°E / 90; -0

Cirifka Waqooyi

0°W / 90°N -0°E / 90; -0

Tags:

Cirifka Waqooyi Gobolka ArktikCirifka Waqooyi Badweynta ArktikCirifka Waqooyi MuuqaalCirifka Waqooyi Qoraalo KaleCirifka Waqooyi TixraacCirifka WaqooyiGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MuslimFaransiiskaMeheriSanaagLuuqad SoomaaliMidowga Maxkamadaha IslaamigaCaaqilka gahayle gabayLisaDusaaKhilaafada IslaamkaCanuuniGabareey-maanyoImaam Axmed GurayAfti Dastuurka Soomaaliya, 1961Bocor guduudIsaaqQaamuusBoosaasoSomalilandSicir bararGobolada SomalilandBoqortooyada MidowdayKiristiyano RonaldoKuruweshiyaSoomaaliyaDalia MubarakSSC-Khatumo stateXayawaanHargeysaWikipediaQabiilBari (Gobol)Jadwalka CuriyayaashaMagacyada SoomaaliyeedMaroodi JeexHTMLUstareliyaCismaan KeenadiidHeesta qarankaDirQoraxMasaajid Cali GuduudZeyd Binu XaarithaISO 3166WarsangaliDastuurka SoomaaliyaIsku dhisAf CarabiIiraanSuug (qori)BegediJalalaqsiWiil waalAxkaamta JanaasadaSalaaxudiin al-AyyuubiDastuurLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaDad QalatoDagaalkii KheybarShiicaSalaada SubaxReer NuurBogga HoreDagaalki Russka-JabaanJubbada HooseMadiinaDadAf-SoomaaliAbella DangerWadajirXikmada Nolosha iyo FarxadaCeerigaaboGarjante gardheere samaaleLaylkaseWaaciye🡆 More