Maar

Naxaas

Maar
Curiyaha Naxaasta.

(ingiriis: Silver) astaanta (Ag) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-todoba (47). Curiyaha Naxaastu waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 11aad ee Diwaanka Curiye.

Naxaastu waa bir jilicsan, leh midab cad oo iftiimaya, taas oo leh gudbinta ugu fiican ee kulka iyo korontada dhamaan 118 Curiye ee dhulka, cirka iyo badaha laga helo. Naxaasta waxaa si dabiici ah looga helaa oogada sare ee dhulka, ayadoo isku dhisyo jaandi ah inta badan ku ladhan dahabka, Sinkiga, Koberta iyo biro kale.

Naxaasta waxaa la isticmaali jirey tan iyo wakhti hore, ayadoo laga samayn jirey shilimaanta iyo sheeyada la isku qurxiyo. Maantana waxaa ugu badan ee loo isticmaalaa waa xadhgaha korontoda, taleefanada, fiidhiyowyada, gaadiidka, filimka sawirka, milano lagula dagaalamo baakteeriyada, iyo maalgashi warshadaha ayadoo shilinka naxaasta ah.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Kubadda CagtaShiicaLiiska magaalooyinka SoomaaliyaAsharaafCabdullaahi YuusufAwdheegleSextubeMasaajid Cali GuduudWashitoonAfti Dastuurka Soomaaliya, 1961Taariikhda SomalilandTelesomWikibidhiyaEimi FukadaDhaqanAasiyaCabdalle SabdiLibaaxLuuqad SoomaaliSiyaasadda SoomaaliyaFarraareMadaxwaynaha SoomaaliyaCanuuniIsuduwaha Waqtiga CaalamigaXeebjireSiyaad BarreImaaraatka CarabtaCumar FaaruuqQaaradahaCabdirashiid SharmaarkeGarsoorka SoomaaliyaMooracaseNabi Muuse C.S.IlaahayTansaaniyaAfareeyNabadWacbuudhan AbgaalAw qudubDirAafda tahriibkaLixleeyNabi Nuux C.S.ShawaalMacluumaadka TeknolojiyaddaSaylacDagaalkii Dunida KowaadDekada BoosaasoMuuse Shiikh IsxaaqDhigahaGuriceelKumbuyuutarHindiyaGalmada dabadaWarshada Dharka ee BalacadKenyaNaxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha AhaatoTaariikhda MogadishuMaahmaahAsharaaf sarmaanSaynisJilibAbella DangerXisaabSaliid MacsaroGaarisaArab salahUunsiFaransiiskaNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayYugandhaProton X70 SUVJuqraafiga SoomaaliyaLuqadaha Kushiitiga🡆 More