Caasimad

Caasimad (ingiriis: city; carabi: مدينة) waa deegaan aad u balaadhan oo dad iyo duunyo ku dhaqan yahay.

      Kani waa maqaal ku saabsan caasimadaha. Maqaalo la mid ah fiiri magaalo.
      Haku khaldin "magaalo madax"

Sidoo kale, marar badan ereyga caasimad wuxuu u taagan yahay magaalada saldhiga u ah dowlada wadankaasi ama maamulkaasi tusaale ahaan caasimada Archived Luuliyo ama Luulyo 22, 2021 // Wayback Machine dalkeena hooyo ee Muqdisho. In kastoo, qaarada Afrika caasimadu tahay kaliya magaalada ugu weyn deegaankaasi, wadanada reer galbeedka ahi caasimad waxay u yaqaanaan deegaan aad u baladhan, leh dowlad hoose, dhaqaale fiican, isla markaana ay ku dhaqan yihiin dad faro badan.

Caasimad
caasimada wadanka Soomaaliya ee Muqdisho.
Caasimad
Caasimada dalka Maraykanka.
Caasimad
Tampere, caasimada wadanka Finland
Caasimad
Lower Manhattan from Jersey City November 2014 panorama 1

Tags:

AfrikaCarabiDadDowladIngiriisMagaaloWayback Machine

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MasagoSharciAladdin MeierBooramaCilminafsiBahda Qoraxdu MidaysayMaahmaahFaransiisTaariikhda MasarSenegaalCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandCaa'isha binti AbiibakarAxmed CigaalBeesha reer maxamed Maxad caseMadiinaYarradRuun NirgoodAyaanle cayrDumarBaarliinAbuu Dar AlghafaariGolweynAf-IngiriisiLaydiDhirIsaaqDiinsoorMobileKhilaafada IslaamkaJabuuti (magaalo)Luuqad (Af)WarsangaliSextubeGaaljecelAgoolMaahmaah Xarafka AHartiDagaalkii uxudMareexaanDagaalkii (2006–2009)Wiki CommonsDoorashooyinka SomalilandGaashaanbuurta NATOIsuduwe Habka JuqraafigaJalaatoSaldanadii OgaadeenMajeerteenFircoonJamaameHilibi MaxamedMuscab bin cumeyrGanacQardhaasQabyaaladaBadda SoomaaliyeedQaaradahaGalbeedka AfrikaUsaama bin zeydHal AbuurAfarta xilliXoriyadAfrikaRomeo iyo JuliyatDudubleDhaqan SoomaaliMeereGaalkacyoJiliSamo ku waarGalmada dabadaAwaaji gooni-isu-taaga Somaliland🡆 More