Kiristiyano Ronaldo: Ciyaaryahanka Boortaqiiska (wuxuu dhashay 1985)

Cristiano Ronaldo Dos Santos Aveiro (dhashay 5 febraayo 1985 Madeira Portugal) waa ciyaaryahan bortuqiis ah,waxa uu u dhelaa kooxda Manjistar Yuneytid waana gooldhaliyahay ugu sareeya kooxda waxa uu dhaliyay goolala gaaraya 365 gool tan iyo markii uu uga soo biiray koox reer ingiriis ee Manchester united waa mid kamid ah ciyaaryahana loogu jecelyahay aduunka waana gooldhaliye halis ah waana ciyaar yahan keliya ee ilaa hada dhaliyay wax kabadan 50 gool sandkii shan xili ciyaareed , rekoorkiisa gool dhalinta ayaa aduunka ka noqday wax la yaab ah kamana daalo inuu gool dhaliyo xili walba malaha weeba u fududyihiin, waa kabtanka xulka qarankiisa ee bortaqiiska waana kan ugu safashada badan taariikhda kooxda qaranka maxamed boqortiqiiska waxana u sii dheer inuu yahay kan ugu goolasha badan , 2016 ciyaaraha qaramada yurub ayuu ku hogaamiyay qarankiisa guul taariikhi ah waxa uuna u qaaday koobkoodiii ugu horeeyay ee heer caalami ah , sandkii 2014 kadib markii uu xiriirka dalka borturqiiska u dabaal dagay sanad guuradi boqolaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ayaa waxaa loogu codeeyay looguna aqoonsaday in cristiano Ronaldo yahay laacibkii ugu fiicnaa abid ee u dhashay bortaqiiska ciyaaryahan lamid ah isaga uma dhalan doono abidkood waa laacib ku fiican goolasha madaxa waxaa uuna dhulka ka boodi kara joog kasareeya ciyaryahanada ciyaara kubada basket ballka Cristiano Ronaldo xidigan ayaa lashega Inuu ka mid yahay ciyaar yahanadii aabid so mara tariikhda kubada cagta xidigan ayaa lashega inuu aabihi kasoo jeedo Brazil hoyadiina Portugal xidigan ayaa haysta shan kubadood oo dahabi iyo 4 European golden boot xidigan aya gabadha u dhashy wiilkiisa yar ee Cristiano ronaldo jr inuu lacag siyay wararka yaaa shegaya Inuu ku dhashay wacalnimo ama garac ronaldo ayaa lagu yaqaana bakhayl nimo oo jecel inuu kubada cagtiisa ku maamulo.

Kiristiyano Ronaldo
Kiristiyano Ronaldo: Ciyaaryahanka Boortaqiiska (wuxuu dhashay 1985)
ROnaldo usafan Burtuqaal koobka aduunka 2018
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacKiristiyano Ronaldo Dos Santos Afiro
Dhashay5 February 1985 (Da'da 37)
Ku dhashayfunjaal, Madeera, Burtuqaal
Joogga1.87 m (6 ft 2 in)
Booska cayaartawerar
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Haddamanjistar yuneytid
Nambarka7
Ciyaartooyda yar-yar
1992–1995andorina
1995–1997nashinal
1997–2002Isbortigi (Sporting CP)
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2002–2003Isbortigi B (Sporting CP B)2(0)
2002–2003Isbortigi (Sporting CP)25(3)
2003–2009Manjistar yuneytid196(84)
2009–2018Riyal Madrid292(311)
2018–2021Jufentus98(81)
2021–Manjistar Yuneytid30(18)
Xulka Qaranka
2001Burtuqaal K159(7)
2001–2002Burtuqaal K177(5)
2003Burtuqaal K205(1)
2002–2003Burtuqaal K2110(3)
2003–Burtuqaal189(117)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya.
† Appearances (Goals).

Tags:

Manchester United FCPortugal

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cabdalle SabdiJanoSilikoonZeyd Binu XaarithaHargabHaber AwalLatfiyaMaahmaahSuuradCaabudwaaqNabi Suleymaan C.S.Af-maldahaMaxamuudsaleebaanAwdalMasjid al-AqsaXooloISO 3166GeedCalanka SomalilandCabdirashiid SharmaarkeFilibiinCamar bin caasKaaraanSifaynta Diinta IslaamkaKanadaQoraxMaarsoJubbada HooseHogaamiyaha dhabtaaShabeellaha DhexeRoobSabuurEratareyaFeedh (ciyaar)Dagaalkii QaboobaaTiirarka IslaamkaBuuhoodleXVideosMia KhalifaNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayMaxamed Faarax CaydiidIstanbuulJubbada DhexeGeeriAf-SawaaxiliBeesha cumar JibriilFederaaliisimMilixLiin bambeelmoMadaxweynayaashii JabuutiXeebjireSalaada CasirCusmaan bin CafaanKarkaarJaamacadda Sayniska iyo Teknolojiyada JamhuuriyaCeerigaaboAbgaalKalandarka MiilaadigaXulbadTaariikhda SaxaabadaSoomaalidaWarshada Sonkorta ee JowharDeegaanBartireQarniKiristiyano RonaldoOgadenFurashada makkaWarbixin SoomaaliyaCaliBariireXasan AbtidoonShimbir🡆 More