Kab Town

Kab Town ama Cape town (keb Town) waa caasimada labaad ee dalka Koonfur Afrika.

Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 3.5 miliyan oo qof. magaalada Cape town waxaa abaabulay gumeestihii holandeeska taariikhda marka ee eheed 1652.

Kab Town
Kab Town

Kab town iyo Pretoria waxay ka mid ahayd magaalooyinka martigeliyay Koobka Adduunka ee FIFA 2010 ee koobka aduunka Ciyaartii finalka ahayd ee Isbania ka oo haysata koobka Yurub ayaa markii saddexaad ee finalka ku soo baxday 1-0 ku garaacday Holland oo waqtigii dheeriga ahaa ee lagu daray ay ku guulaysteen koobkoodii ugu horeeyay ee aduunka.!!` .

Kab Town South Africa

Ugaarsiga Ganacsatada Soomaaliyeed

Magaaladaan waa magaalada ugu xun aduunka marka la fiiriyo dhinaca tuugada ama mooryaanta. Cape town waa meesha kaliya ee aduunka oo lagu soo raasado ganacsatada soomaaliyeed.Magaaladaan dad badan oo ganacsato soomaaliyeed aa lagu dilaa ayaga oo waxba sameenin, dadka la soo ugaarsado waa soomaalida kaliya ayada oo halkaas ee joogaan qoomiyado kale oo wadankaas ka ganacsato. tuugada so raasato waa madowga Kooonfur afrika oo diidan in ee shacabka soomaaliyeed ka furtaan ganacsi dalkooda, siyaasiinta koonfur afrika neh maka hadlaan. Wadanka Koonfur Afrika waa meesha ugu cusuriga badan caalamka, waana meesha ugu tuugada badan.

Tags:

HollandKoonfur Afrika

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dhishiike (qori)Pico RestaurantBaydhaboKoobka AdduunkaMagaalooyinka MaraykankaDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaDastuurka SoomaaliyaCiraaq2020Daylight saving timeAw-badeedka MaldiifAf-RomaniMuqdisho StadiumDagaalkii (2006–2009)LaascaanoodIsmaaciil Cumar GeelleMasiixiyadMasarTaariikhda SaxaabadaAf CarabiAduunkaAbsameQaahiroJabuutiAyaanle cayrLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaAadan DaarSSDFJubbada DhexeQardhoWasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha SoomaaliyaCasuus (midab)BoocameGabayada abwaanada hawiyeAwdalBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaDeeroJowharAwstriyaKhaddiija bint KhuwaylidFiiqCalanka SomalilandRamadanIbraahim bin MuxamedQoryooleyAf-SawaaxiliManchester City FCKulIlaahayAbu BakrMeheriMalaysiyaAfrika2019SSC-Khatumo stateDalia MubarakDharkeenleeyAf-RuushJubalandWikimediaImaam Al BukhaariDeegaanKalandarka IslaamkaXudun (degmo)GaldogobSingabuur Hawker Centre CunntoDiinsoorLaylkaseKoonfur KarolinaAsharaaf sarmaanKalandarka Miilaadiga🡆 More