Iiraan

}} 53°E / 32°N 53°E / 32; 53

Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan
جمهوری اسلامی ایران
Jomhuri-ye Islāmi-ye Irān
Calanka Iswiidhan Astaannta Qaranka ee Iswiidhan
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Sorūd-e Mellī-e Īrān
Location of Iswiidhan
Location of Iswiidhan
Caasimada Tahraan
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Faarsi
 -  Hogaamiyaasha Islaamiga Iiran Cali khomanay
 -  Madaxweyne Hassan Rohani
Area
 -  Total 1,648,195 km2 km² 
636,372 sq mi 
 -  Biyo (%) 0,7
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 74,196,0002 GDP: $ 177 Billion Dollar 
Lacagta Riyaal (IRR)
Wakhtiga (UTC+3:30) 
1 99

W:tr:iran


Iiraan (Af-Faarsi: ایران ama lagu dhawaaqo, jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan,(Af-Faarsi: جمهوری اسلامی ایران) waa wadan ween oo ku yaalo qaarada Aasiya ama bartamaha Yuruaasiya. Wadanka Iiraan wuxuu xuduud la leeyahay wadamada Bakistaan, Afgaanistan, Turkmenistan, Aserbiijaan,Armania,Turki iyo Ciraaq iyo (Kurdistan). Iiraan waxee xeebo ku leedahay, Bada Qazwiin oo ka xigta Woqooyiga iyo Gacanka faarsiga iyo Gacanka Cumaan oo ka xigta Koonfur.

Taariikh

Iiraan waxee leedahay taariikh dheer oo raacsan boqortii Faarsiga. Iiraan markeeda hore waxaa xukumi jiray Boqortii faarsiga, shacabka iiraan waxee mar doorteen isbedel, sanadka marka oo dhaxeeyay 1905tii ilaa 1911, wadanka iiraan waxaa lagasameeyay Baarlamaankii ugu horeeyay. 1953ii waxaa xukunka laga qaaday, Maxamed Mossadeg oo ahaa raiisul wasaaraha iiraan, wuxuuna raiisul wasaare ahaa ilaa sanadka marka uu ahaa 1951ii, waxaa ku xigay Mohammad Reza Pahlavi oo asiga neh xukunka looga qaaday kacdoonkii iraan, sanadka marka oo ahaa 1979. 1 sano oo waxaa jirtay oo muran kadhaxeeyay siyaasiinta iiraan. isla markaas neh waxaa dhashtay xukunkii Ayatullah Khomayni oo wadanka ka sameesay Jamhuuriyad islaami ah. Siyaasiinta cusub oo ka dhalatay iiraan waxee ahaayeen, kuwo necbaa siyaasiinta wadamada galbeedka, gaar ahaan kuwa maraykanka. 1980kii iraan waxaa soo weeraray Ciraaq, oo halkaas ka dhashtay Dagaalkii iraan iyo Ciraaq oo socday ilaa 1988ii, waxaa ku dhintay dad u dhaxeeyo 500,000 ilaa 1,000,000 oo qof, dagaalada kadib madaxweynaha iraan Akbar Hashemi Rafsanjani iyo wasiiradiisa waxee ku dadaaleen, dhismaha dhaqaalaha wadanka. Iraan dagaalada kadib xisbiyaal badan ayaa dhashtay oo ku tartamo horumarka iyo jidka oo wadanka maraayo.

Magaalada Piranshahr waa dhaqanka ugu da'da weyn ee Iran oo leh taariikhda 8000 oo sano. iiraan wxa ila deeer gacnta ku hya hogaamiyaha marjica ee ayatollah cali khomeini waxa hogamiya hasdan rouhani markii la dilay mouhsin fakhrehsadah sciensyahankii dhanka nuclearka ku takhsusay waxey aheyd 17/7/2020 exa dilkii ka dambeeyay Israel.!!`

Juquraafi

Iraan waa wadanka 18aad oo ugu ween aduunka. Wadanka waxaa ku yaalo buuro badan gaar ahaan dhinaca galbeedka. dhinaca waqooyiga neh waa meel geedo waaween ka baxaan, dhinaca Bariga neh waa meel saxaaro ah, Koonfurta wadanka waxaa ku wareegan Gacanka Faarsiga iyo Gacanka Cumaan.

Iiraan 
Iiraan 
Mapa economica del Golf Persic.!!


Iranians

01.Khayraadka dabiiciga ah ee Iran waxa lagu qiyaasaa:{[($21.00 trillion)]} oo aheeyd $27.3 trillion.!! 02.Sannadkii 2020, dalkani waxa uu ahaa waddanka shanaad ee ugu soo saarka badan saliidda cayriin ee Ururka Waddamada Shidaalka dhoofiya (OPEC). Waxay ahayd soosaarka gaaska dabiiciga ah ee saddexaad ee ugu weyn adduunka 2019.

03.Khayraadka kale ee dabiiciga ah waxaa ka mid ah dhuxusha, chromium, copper, iron ore, lead, manganese, zinc, iyo baaruud.

04.Dhulka carrabka, pistachios, saffron, iyo miraha ayaa sidoo kale gacan ka geysta qiimaha la qiyaasay.


05.Waxa jira xidhiidh dabiici ah oo ka dhexeeya dhaqaalaha iyo kheyraadka dabiiciga ah ee dunidu—marka uu dhaqaalaha adduunku kordho, baahida badeecadaha ayaa sii kordheysa.!!

06.Buuraha Zagros, oo u dhexeeya buuraha koonfur-galbeed ee Iran of Farsia, oo ku fidsan waqooyi-galbeed-koonfur-bari ee xuduudaha bariga Turkiga iyo waqooyiga Ciraaq ilaa marinka Hormuz. Baaxadda Zagros waa qiyaastii 990 mayl (1,600 km) dheer iyo in ka badan 150 mayl (240 km) balac ah.!

.

Xubin

Waddnmaha Le Degaan Iiraan

Shi’a Islam Pro Nations



  • Iiraan  India; Hindustan:3,500,000++:

Sido Kale fiiri

  • Cali Khamanay_* *




Tags:

Iiraan TaariikhIiraan JuquraafiIiraan IraniansIiraan XubinIiraan Waddnmaha Le Degaan Iiraan Shi’a Islam Pro NationsIiraan Sido Kale fiiriIiraanGeographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

CaanoShirkada Isgaariinta HormuudDiiriye GuureGeed TimirCafarYaanyuurGobolada SomalilandGoogleBocor guduudItoobiyaGalmudugXulbadStockholmCeli mareexaanBulshada aduunkaYugandhaSheekh IsxaaqWarsangaliGarooweAli Mahdi MuhammadShiiq bashiir yuusuf xasanDumarBayazid koowaadAbdullahi Yusuf AhmedDoja CatTansaaniyaIskuqaybinHaaydarojiinBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaBadweynta HindiyaMurtiBahda BisadaMucammar QadaafiDhedigFaaduma rasuulDayax gacmeedCaasimadUsaama bin LaadinMasarGeed HindiDaadmadheedhNugaal1966Cabdi TahliilMaxamed MoogeCal MadowJaandiMoringa (geed)Baasaboorka SoomaaliyaAljeeriyaDagaalkii Labaad ee AduunkaBuurta SheekhWabiga ShabeelleCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandMesobotaamiyaSaldanadii AjuuraanSaraarWhakeAasiyaTaariikhda HollandKenyaQofRasuulTaariikhda SomalilandHobolada WaaberiHabdhiska DheefshiidkaJacaylHindiyaDameer farowMakaahiilMagacyada SoomaaliyeedWarshada kaluunka ee LaasqoraySaxaafadDastuurka Soomaaliya🡆 More